DaaCiYaH MoHaMeD on Clubhouse

Updated: Mar 24, 2024
DaaCiYaH MoHaMeD Clubhouse
4.5k Followers
2.4k Following
@qalbisaffi Username

Bio

✳️ 𝗠𝗼𝗱𝗲𝗿𝗮𝘁𝗼𝗿 𝗠𝘂𝘅𝗮𝗮𝗱𝗮𝗿𝗼/𝗗𝗲𝗯𝗮𝘁𝗲𝘀🎙️💚🫶

The Real💪 Queenei👑💗💜🐎🐎✅✊

𝗦𝗵𝗲𝗶𝗸𝗵 𝗧𝗮𝗮𝗷𝘂 𝗗𝗶𝗶𝗻 𝗫𝗮𝗳𝗶𝗱𝗮𝗵𝘂𝗹𝗹𝗮𝗵🩸♥️✅✊

SHEIKH MUFTAFE HAJI ISMAIL💜

𝗛𝗮𝗻𝗼𝗾𝗼𝗻 𝗗𝗵𝗶𝗻𝘁𝗲 𝗔𝗮𝗻 𝗟𝗮 𝗧𝗮𝗯𝗮𝗻👇
𝗛𝗮𝗻𝗼𝗾𝗼𝗻 𝗝𝗼𝗼𝗴𝗲 𝗔𝗮𝗻 𝗟𝗮 𝗝𝗮𝗺𝗮𝗻👇
𝗛𝗮𝗻𝗼𝗾𝗼𝗻 𝗗𝗼𝗾𝗼𝗻 𝗔𝗮𝗻 𝗗𝗼𝗼𝗿 𝗟𝗮𝗵𝗲𝘆𝗻👇
𝗛𝗮𝗻𝗼𝗾𝗼𝗻 𝗛𝘂𝗯𝗸𝗮 𝗟𝗮𝗴𝘂 𝗗𝗮𝗴𝗮𝗮𝗹𝗮𝗺𝗼👇
𝗛𝗮𝗻𝗼𝗾𝗼𝗻 𝗥𝘂𝘂𝘅 𝗗𝗵𝗶𝗻𝗮𝗰 𝗞𝗮 𝗥𝗮𝗿𝗮𝗻👇
𝗗𝗵𝗮𝗴𝘁𝗮𝗮𝗱𝘂𝗻𝗮 𝗜𝘆𝗲𝗲𝘆 𝗠𝗶𝗱 𝗡𝗼𝗾𝗼𝗻👇

🤲𝗜𝗹𝗮𝗮𝗵𝗼𝘄 𝗪𝗮𝘅𝗮𝗻 𝗞𝘂 𝗪𝗲𝘆𝗱𝗶𝗶𝘀𝗮𝗻𝗮𝘆𝗮😒💙🙏

𝗖𝗶𝗹𝗺𝗶 𝗪𝗮𝘅 𝗧𝗮𝗿𝗮..📚💖
𝗖𝗮𝗺𝗮𝗹 𝗔𝗮𝗱 𝗔𝗾𝗯𝗮𝘀𝗵𝗼..📿🫁😓
𝗜𝘆𝗼 𝗔𝗿𝘇𝗮𝗮𝗾 𝗫𝗮𝗹𝗮𝗮𝗹 𝗔𝗵 𝗗𝗵𝗮𝘆𝗶𝗯 𝗔𝗵..💓

𝗤𝘂𝗿𝘂𝘅𝗱𝗮 𝗤𝗮𝗹𝗯𝗶𝗴𝗮 𝗪𝗮𝗮 𝗜𝗻𝗮𝗮𝗱 𝗔𝗹𝗹𝗮𝗵 𝘀𝘄𝘁 𝗞𝗮 𝗕𝗮𝗾𝗱𝗮.🫀🥰
𝗤𝘂𝗿𝘂𝘅𝗱𝗮 𝗖𝗮𝗾𝗹𝗶𝗴𝘂𝗻𝗮 𝗪𝗮𝗮 𝗖𝗶𝗹𝗺𝗶𝗴𝗮📚❤️
𝗤𝘂𝗿𝘂𝘅𝗱𝗮 𝗥𝘂𝘂𝘅𝗱𝗮𝗻𝗮 𝗪𝗮𝗮 𝗠𝗮𝗵𝗮𝗱 𝗡𝗮𝗾𝗮 𝗔𝗹𝗹𝗮𝗵 𝘀𝘄𝘁.🤲💜
𝗤𝘂𝗿𝘂𝘅𝗱𝗮 𝗖𝗮𝗿𝗮𝗯𝗸𝘂𝗻𝗮 𝗪𝗮𝗮 𝗔𝗮𝗺𝘂𝘀𝗻𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮..🤐😍
𝗤𝘂𝗿𝘂𝘅𝗱𝗮 𝗪𝗲𝗷𝗶𝗴𝗮𝗻𝗮 𝗪𝗮𝗮 𝗖𝗶𝗯𝗮𝗮𝗱𝗮𝗱𝗮 𝗔𝗹𝗹𝗮𝗵 𝘀𝘄𝘁.📿🕋🧡✊

Aduunkan Aan Ku Noolnahay Waxaa Taallo Shaqo, Shaqadaas Ayaa Natiijo Ka Imaanaysa, Natiijada Waxay Ku Xiran Tahay Shaqadaas Waxa Ay Tahay, Khayr Ama Shar.💔😢

☝Gabdhaha Muslimaadka Ahoow Oo Walalaheyga Ahoow 🤲Ilahay S.W.T Hana Wada Siiyo Sifaadkaan Soo Socda💞🥰🙏

1: Dulqaadkii Asiya RC..😘🧡

2: Dadaalkii Asmaa RC..😘💗

3: Akhligii Khadiijah RC..😘🌸

4: Cilmigii Aisha RC..😘💓

4:Barinimadii Faatima Bintu-Rasulullah ﷺ
❤️

HIJAAB IS MY LIFE AND CROWN🧕❤👇

@ducoqabto_ 𝐌𝐢 𝐃𝐞𝐚𝐫 𝐏𝐫𝐢𝐧𝐜𝐞𝐳 {𝐍🧕😚}💜👇
@ibnusiriin 𝗕𝗼𝗤𝗶𝗿𝗸𝗶𝗶 𝗜𝗹𝗮 𝗗𝗵𝗮𝘀𝗵𝗲𝗬 Istaad Kun😍💙✅👇

Diinta Islaamka  Waa Diin Xaq AH Oo Ku Salaysan Wanaaga Naxariista, Nastexada Iyo Galgacelka❤️❤️🫶

Markuu Qof Idhawaco Ama I XumeeYo Waan U
DuceeYa. WeliBa Si NiYaD Ah
AYaan UGu DuCeeYaa TaaSna
Waxaa IbaReY RASULKEENii
MUHAMMAD...ﷺ💖♥️✅

Anyu KuwaDa Sallino ﷺ🧡👈

كل نفسۢ ذائقة ٱلموت ۗ وإنما توفون أجوركم يوم ٱلقيٰمة ۖ فمن زحزح عن ٱلنار وأدخل ٱلجنة فقد فاز ۗ وما ٱلحيوٰة ٱلدنيا إلا متٰع ٱلغرور

Naf kasta waxay Dhadhamin Geeri, waxaa uun laydiin Oofin Ajrigiinna Maalinta Qiyaame, Ruuxiise laga iilo Narta oo la galiyo Janada wuu Liibaanay, Nolosha Adduuna ma aha waxaan Raaxo kado ahayn).(Aala cimraan 185)}.

☝🏾Walaal 👈
🤔Hadii Ay Maanta Noqoto Maalinta Ugu Dambaysay Ee Aad Katagi Lahayd Gurigaaga Kumeel Gaadhka Ah ( Adduunyo ) Oo Aad U Guuri Lahayd Gurigaaga Dhabta ah ( Qabri) Maxaad Usii Diyaarsatay...???🤚

👉Waa Suaal MuDan In Aan Mar Walbo Is WeyDiiNo...!✊

🤚𝗗𝗮𝗮𝗖𝗶𝗬𝗮𝗛🥀
☝🏾Is XiSaBi InTaDan LaGu XiSaaBin😓🙌
☝🏾Oo IsMiiSaM IntaDan LaGu MiSaMin😌🙌
🤚Mar Walbo GeeRiDa XaSuuSnoW😢🙌
👉Mar Walba Ku RaXeYso Qur'aan Ka👂🧡✊
🤚HaKa QuuSan NaXriiSta Allah❤👈
☝🏾DiinTa Waa NaSteeXo😊💞👇
🗣NoQo ShaQaaLe DiiNeeT😁🌹👈
🤗Ii Jeclow Allah DarTii😍☝🏾
👉💖AniGuna Wan Ku Jecelahay🌺❣👇
☝🏾Mar Walbo Iska KeY CafiYa Oo Nolol Iyo GeeRiBa Iso DuCeYa💔😓🙏

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 24, 2024 4,516 +12 +0.3%
March 06, 2024 4,504 +35 +0.8%
February 13, 2024 4,469 +23 +0.6%
January 27, 2024 4,446 +23 +0.6%
January 10, 2024 4,423 +1,223 +38.3%
February 04, 2022 3,200 +100 +3.3%
January 20, 2022 3,100 +100 +3.4%
January 13, 2022 3,000 +100 +3.5%
January 06, 2022 2,900 +100 +3.6%
December 29, 2021 2,800 +100 +3.8%

Charts

Member of

More Clubhouse users