โ๐งโ
โ
โค๏ธ๐.๐๐
ฐ๐
ฝ๐
ฟ๐
ฒ๐
ท๐
ฐ๐ ๐๐๐๐_6 (โ๐ ๐๐๐๐ข ๐๐๐ โ๐๐ข๐๐๐ ๐๐๐๐๐ก๐ ๐ข๐๐๐๐ ๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐ ๐ก๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ข๐โ๐๐ข๐ ๐ ๐๐ฆ๐๐ ๐๐๐๐ข ๐๐๐๐๐ก๐๐ฆ
Ciao ๐โโ๏ธ ragazzi:: (discussione contributi)๐
ฟ๏ธ๐
ฟ๏ธ8๏ธโฃ๐ง
๊ง๊ง๐ช๐ถ๐ช๐ช๐ท ๊ง๊ง
Mia madre cucinava sempre cibo buono. Ma un giorno lei mise una torta bruciata davanti a mio padre.
Ho aspettato per vedere cosa avrebbe detto mio padre.
Ma ha tranquillamente mangiato la torta e mi ha chiesto come fosse andata la mia giornata.
Allora ho sentito mia madre scusarsi con lui per la sua cena.
Non dimenticherรฒ mai la sua risposta.
โCara, mi piace la tua torta.โ
Piรน tardi gli ho chiesto se avesse detto la veritร .
Mi ha messo il braccio sulla spalla e ha detto: โTua madre ha avuto una giornata difficile al lavoro.โ
โEra stanca, la torta bruciata non mi ha fatto male, ma una parola brusca avrebbe potuta ferirla.โ
Tutti commettiamo errori.
Non dobbiamo concentrarci sugli errori, ma sostenere coloro che amiamo.
Questo รจ il segreto delle relazioni lunghe e felici...
๊ง๊ง๊ง๊ง๊ง๊ง๊ง
เผป๊งFira gaar๊งเผป
Hooyaday had iyo jeer waxay karin jirtay cunto wanaagsan. Laakin maalin maalmaha ka mid ah ayay aabahay hor dhigtay keeg guban.
Waxaan sugay inaan arko waxa aabbahay odhan doono.
Laakin si aamusan buu u cunay keeggii oo wuxuu i weydiiyey sida ay maalinteydu tahay.
Markaa waxaan maqlay hooyaday oo ka raali galisay cashadiisa.
Weligay ma ilaawi doono jawaabtiisa.
"Malab, keegaaga waan jeclahay."
Ka dib waxaan weydiiyey inuu run sheegayo iyo in kale.
Garabka ayuu cududdiisa saaray oo igu yidhi, "Hooyadaa waxay ahayd maalin adag shaqada."
" Way daalan tahay, keega gubtay waxba ima yeelin, laakiin hadal qallafsan ayaa wax yeeli kara."
Dhammaanteen waan sameynaa khaladaad.
Ma ahan inaan diirada saarno khaladaadka, laakiin inaan taageerno kuwa aan jecelnahay.
Tani waa sirta cilaaqaad dheer oo farxad leh
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
June 07, 2024 | 1,051 | -1 | -0.1% |
May 04, 2024 | 1,052 | +2 | +0.2% |
February 11, 2024 | 1,050 | +1 | +0.1% |
January 25, 2024 | 1,049 | -1 | -0.1% |
January 08, 2024 | 1,050 | -1 | -0.1% |
December 23, 2023 | 1,051 | +5 | +0.5% |
December 08, 2023 | 1,046 | -1 | -0.1% |
November 11, 2023 | 1,047 | +1 | +0.1% |
October 15, 2023 | 1,046 | +1 | +0.1% |
October 07, 2023 | 1,045 | +1 | +0.1% |