Oomane 12 on Clubhouse

Updated: Dec 14, 2023
Oomane 12 Clubhouse
1.3k Followers
1.7k Following
Mar 13, 2021 Registered
@oom187 Username

Bio

⚪️⚪️⚪️⚪️🔴🔴🔴🔴⚪️⚪️⚪️⚪️
⚪️⚪️♦️⚪️🔴🔴⚪️🔴⚪️⚪️♦️⚪️
⚪️♦️⚪️⚪️🔴⚪️🔴🔴⚪️♦️⚪️⚪️
⚪️♦️⚪️ADAL👑EMPIRE♦️⚪️⚪️
⚪️♦️⚪️⚪️🔴⚪️🔴🔴⚪️♦️⚪️⚪️
⚪️⚪️♦️⚪️🔴🔴⚪️🔴⚪️⚪️♦️⚪️
⚪️⚪️⚪️⚪️🔴🔴🔴🔴⚪️⚪️⚪️⚪️



Suul dhabaale waa Hadal hadana waa sir gooniya

Hurdadiyo sahray jiifka
Lama seexan kari waayo
Marka hore sariir raadso
Salli iyo barkimo day day
Sadexda hadad waydo
Hada saantu qodax maaha


Gunbaa la xasuusiyaa
Abaalkiii loo galleee
Waxay gobtu tiigsataa
Markay gudi layd abaal.


Ha yaabine yaabka la heshii



Awdal Borama ✍️✍️



Nin bakhayl ah ayaa beri lax u gaystay nin hilible ah si uu ugu qalo. Waxa uuna ku yiri:- "iisoo qal, hilibkana ii kari, baruurtana ii shiil, dhiigana wiil baan jadeeco kaga dawaynayaaye weel iigu shub, madaxana ayeydeey oo indhaha loo qalay baan siinayaaye ii keen, lugaha oday deriska ah baan siinayaaye la kaallay, haragana hanaga soo ilaawin waan ku tukanayaaye. Ninkii hiliblaha ahaa oo xanaaqsan ayaa ku yiri codkeedana waan kuusoo duubayaa moobilka ha kuugu soo dhacee.

SuAaLo iyo jawaabo ?

1- Islaan aad u buuran ayaa soo fuushay gaari BL ah, mid kamid ah dadkii saarnaa gaariga ayaa ku qeyliyey: Uma maleyneynin inay maroodiyaashu gawaarida fuuli karaan!

Islaantii oo aan iska waalin ayaa ugu jawaabtay: gaarigu waa sidii doontii Nebi Nuux, maroodiyaasha iyo dameeruhuba way saaran yihiin.

2- Qoraagii weynaa ee Bernard Shaw ayuu mid yaroo islaweyni ku jirto ku yiri: Anigaa kaa fiican sababtoo ah adigu waxaad wax u qortaa si aad lacag u heshid, aniguna waxaan wax u qoraa si aan sharaf u helo.

Bernard Shaw isma dhibinee wuxuu ugu jawaabay: waa runtaa qof walba waxa ka maqan ayuu raadiyaa.

3- Nin indhoole ah ayaa guursaday haweenay, markaasay tiri: haddaad quruxdeyda iyo cadaankayga arki laheyd waad yaabi laheyd.

Isna wuxuu yiri: haddaad qurux badan tahay kuwa indhaha leh kaama tageen.

4- Nin baa damcay inuu la kaftamo gabyaagii weynaa ee Mutanabi wuxuuna ku yiri: Markaad soo socotay haweeney ayaan ku mooday,

Mutanabi isna wuxuu yiri: Aniguba markaan kugu soo dhawaa Nin baan ku mooday.

5- Ra'iisal wasaarihii ingiriiska ee Winston Churchill oo ahaa nin aad u buuran ayaa ku yiri Bernard Shaw oo isna nin caato ahaa: qofkii ku arka wuxuu u malaynayaa in ingiriiska sicir barar iyo dhaqaala xumo ka jirto.

Isna wuxuu yiri: adigana qofkii ku arkaa waxa uu dareemayaa sixir bararka waxa sababay.

🤔🤔

Invited by: Capital Trix

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
December 17, 2021 1,300 +100 +8.4%
September 23, 2021 1,200 +47 +4.1%
August 24, 2021 1,153 +82 +7.7%
June 26, 2021 1,071 +5 +0.5%
June 17, 2021 1,066 +6 +0.6%
June 10, 2021 1,060 +2 +0.2%
June 04, 2021 1,058 +27 +2.7%
May 27, 2021 1,031 +13 +1.3%

Charts

Member of

More Clubhouse users