AWDAL STATE on Clubhouse

AWDAL STATE Clubhouse
541 Members
🗿 History ✨ Meet People Topics
Updated: Jun 28, 2022

Description

Hab fikirka wanaagsan:
sideebaad aragtidaa warwarka leh ugu badalikartaa mid quman?
waxa suura gal ah in qof waliba aragti fiican ka qaato duruufaha caadiga ah. lakin awoodda shaqsiyadeed ee dhabta ahi waxay soo baxdaa marka aad la kulanto dhibaatooyinka aduunka ee kala duwan iyo sida ugu haboon ee aad u xaliso.
1. fikire; waa qofka curiya fikirka
2. fikrad; waa dareen ku sawiran maskaxdaada
3. fikirid; waa ka shaqaysiinta dareenka fikir ee ku jira caqligaaga

fikire waa qofka binu adamka ah ee curiya fikrad ka soo go'day dareeenkiisa, waana gundhiga iyo seeska wax kasta oo la sameeyo.
qofku isagaa go'aansada wuxuu rabo, oo doorta siduu u rabo, ficilna ugu dambaynta u badala.

waxa jira afkaaro badan oo qofka ku soo dhacay, haday tahay fikir quman, mid togan, sida dareenada farxadda, murugada, diinta, duunyada, caafimaadka iyo caafimaad darada.

fikiruhu waa beerwale oo kale, midhaha uu beerayo ayuu kala doortaa oo midhaha ugu tayada iyo anfca fiican ayauu doortaa.

qofka afkaarta lehina waa sidaa oo fikiradaha wuu kala doortaa oo tan ugu fiican ayuu qaataa, lakin marka hore waa inay jiraan afkaaro aad leedahay oo aad kala dooran karto.

hadii aad hayso fikrad xun oo aad dhigto maskaxdaada muddo lix bilood ah noloshaada oo dhami way burburaysaa, caafimaad ahaan iyo naf ahaanba.

sidaas dareed waxa haboon inaad dooratid fikrad yididiilo iyo rajjo ku salaysan.
shay kasta oo dunida aad ku aragtay wuxuu ku yimid fikrada cidi curisay, oo la rogrogay ujeedo loo jeexay ficilna lagu daray ilaa ay noqotay dhab jirta.
samaynta diyaraduhu laba nin oo walaalo ah ayaa lahaa fikirka wayna kaga dhabeeyeen.
fikrad kasta oo aad doorataa maskaxdaad ayay qabsataa ha xumaato ama ha samaato. ka dib, caqliga ayaa rogroga oo ka soo saaray natiijo. maskaxdu waxay leedahay meelo ay ku kaydiso maclummadka oo ay isbarbardhig ku samayso oo ay ku kala doorato.
taasi waxay macno u yeelaysa fikirkaagii.

Rules

Faldan mute ku soo gal qolka

Si laguu dhagaysto adna wax u dhagaysatid

Fadlan ha isku dayin inaad dadka caydo

Hadii aad caytantid ama buuq dhalisid waxaad ku waayi kartaa xuquuq badan oo aad lahayd ka fagow inaad qabiil caydid ka fogow inaad madaxda somalida caydid haba yaraatee caydu waa madnuuc

Fadlan qodobka laga hadlaayo hadhaafin

Hadii aad ku ekaan waydo mawduuca laga hadlaayo waxaad waayey saa inaad hadalkaaga sii wadatid

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
June 28, 2022 541 +2 +0.4%
June 22, 2022 539 +1 +0.2%
June 15, 2022 538 -1 -0.2%
June 08, 2022 539 +1 +0.2%
June 02, 2022 538 +2 +0.4%
May 26, 2022 536 -3 -0.6%
May 13, 2022 539 +2 +0.4%
May 06, 2022 537 +3 +0.6%
April 29, 2022 534 +2 +0.4%
April 22, 2022 532 +1 +0.2%
April 08, 2022 531 +4 +0.8%
April 02, 2022 527 +4 +0.8%
March 26, 2022 523 +5 +1.0%
March 10, 2022 518 +73 +16.5%
November 20, 2021 445 +2 +0.5%
November 18, 2021 443 +1 +0.3%
November 13, 2021 442 +1 +0.3%
November 09, 2021 441 +2 +0.5%
November 06, 2021 439 +3 +0.7%
November 01, 2021 436 +4 +1.0%
October 30, 2021 432 +2 +0.5%
October 27, 2021 430 +21 +5.2%
August 25, 2021 409 +120 +41.6%
August 22, 2021 289 -3 -1.1%
August 21, 2021 292 -1 -0.4%
August 18, 2021 293 -127 -30.3%
August 17, 2021 420 +7 +1.7%
August 16, 2021 413 +1 +0.3%

Charts

Some Club Members

More Clubs