Nasir Hashi on Clubhouse

Updated: Dec 20, 2023
Nasir Hashi Clubhouse
771 Followers
818 Following
Mar 8, 2021 Registered
@nasirhashi Username

Bio

walaal dhimashadaadi
wahel dabadaa ma helin
wadnaheey hin qaarmo
walwal baan ku noolahay
kali baa isu warama
warsan isuma celshoo
waqtigaayga hiilshiyo
waayahan ka sheegta

waqtigiyo xasuusaha
waa waran igu taagano
meelna kaga weecan karin
inkastoon dayoobo
dibad meer ahaadaba
daawo waxaa ii noqon lahaa
dareen keeygu dagi lahaa
dabac sani u ladi lahaa
adigoo dawaafo jannadii dhex joogo
xuural ceeyn la jiifo
asxaabti macigooda ahaada
jannadii durduurto
asxaabti la jooga
nuurkoodi qaato
faraxaagu muuqdo

in kastoo wad celin karin
wadnaheey dhaqaaqo wali
waan hin qanayaa
waqtigoo i ciiliyo
waayahaan ka sheegta
walaal dhimashadaadi
dhawaaqiyo xasuusti
wali kamaan ladin
dhawacii igaraan
wali la meeha naaba

Invited by: Mudy Liban

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
December 20, 2023 771 +75 +10.8%
November 14, 2022 696 +37 +5.7%
September 02, 2022 659 +37 +6.0%
July 27, 2022 622 +39 +6.7%
June 20, 2022 583 +68 +13.3%
May 14, 2022 515 +49 +10.6%
April 05, 2022 466 +59 +14.5%
February 07, 2022 407 +30 +8.0%
December 31, 2021 377 +56 +17.5%
November 23, 2021 321 +5 +1.6%

Charts

Member of

More Clubhouse users