قال علي بن ابي طالب رضي الله عنه
ﺍﻟﻤﻮﺕ ﻻ ﻭﺍﻟﺪﺍ ﻳﺒﻘﻰ ﻭﻻ ﻭﻟﺪﺍ
Geerida dhaafi maydo Waalid iyo Waxii ay dhaleen,
ﻫﺬﺍ ﺍﻟﺴﺒﻴﻞ ﺇﻟﻰ ﺃﻥ ﻻ ﺗﺮﻯ ﺃﺣﺪﺍ
Kaasina waa Jidka Aadan cidina ku dhex Arkeenin
ﻣﺎﺕ ﺍﻟﻨﺒﻲ ﻭﻟﻢ ﻳﺨﻠﺪ ﻷﻣﺘﻪ
Waxaa geeriyooday Nabiga scw Mana uusan ku dhex waarin Umadii,
ﻟﻮ ﺧﻠﺪ ﺍﻟﻠﻪ ﺧﻠﻘﺎ ﻗﺒﻠﻪ ﺧﻠﺪﺍ
Haduu Allaah Waara siin lahaa hortii baa khalqi Fara badan waari lahaa,
ﻟﻠﻤﻮﺕ ﻓﻴﻨﺎ ﺳﻬﺎﻡ ﻏﻴﺮ ﺧﺎﻃﺌﺔ
Geerida Waxee dhexdeena ku Tahay falaaro Aanan Marnaba ina gafeenin
ﻣﻦ ﻓﺎﺗﻪ ﺍﻟﻴﻮﻡ ﺳﻬﻢ ﻟﻢ ﻳﻔﺘﻪ ﻏﺪﺍ
falaarta Qof keey Maanta dhaafto Bari dhaafi maydo falaarta (geerida)
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
June 10, 2024 | 117 | +7 | +6.4% |
July 11, 2023 | 110 | +1 | +1.0% |
October 01, 2022 | 109 | -1 | -1.0% |
July 04, 2022 | 110 | +4 | +3.8% |
May 28, 2022 | 106 | +2 | +2.0% |
April 20, 2022 | 104 | +8 | +8.4% |
March 12, 2022 | 96 | +10 | +11.7% |
January 14, 2022 | 86 | +8 | +10.3% |
December 07, 2021 | 78 | +17 | +27.9% |
October 29, 2021 | 61 | +1 | +1.7% |