Kobcinta garaadka on Clubhouse

Kobcinta garaadka Clubhouse
1.1k Members
Updated: Mar 21, 2024

Description

Qolkaan waxaa loo furay:
1. In lagu kala faaiidaysto aqoonta diini iyo maadiba.
2.In la qabto doodo cilmeed oo wax ku ool ah bulshadana anfaca.
3.In lagu gorfeeyo arrimaha bulshada.

Qolka waxaa ka baxa Tafsiirka Qur'aanka oo ka soo bilowday hoos wuxuuna baxayaa, maalmalaha kala ah:
Khamiis iyo Jimce.
Saacada bariga Afrika markay tahay 2:00pm.
1. Ilaalinta xoriyada fikirka:: Qofkasta fikirkiisa xor ayuu u yahay, waana in lagu ixtiraamaa.
2.Ilaalinta xoriyada hadalka: Waxaa ka reeban qolkaan in qofka laga qaado xoriyada hadalka, waxaa kale oo reeban in qofku ku xadgudbo dadka kale diintooda, dhaqankooda iyo shakhsiyadooda.
3.Ilaalinta akhlaaqda : Waxaa qolkaan ka reeban waxkasta oo akhlaaqda suuban ka hor imaanya.

Rules

1. Ilaalinta xoriyada fikirka:

Qofkasta fikirkiisa xor ayuu u yahay, waana in lagu ixtiraamaa.

2.Ilaalinta xoriyada hadalka

Waxaa ka reeban qolkaan in qofka laga qaado xoriyada hadalka, waxaa kale oo reeban in qofku ku xadgudbo dadka kale diintooda, dhaqankooda iyo shakhsiyadooda.

3.Ilaalinta akhlaaqda

Waxaa qolkaan ka reeban waxkasta oo akhlaaqda suuban ka hor imaanya.

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 21, 2024 1,137 +1 +0.1%
January 31, 2024 1,136 +10 +0.9%
December 17, 2023 1,126 +5 +0.5%
November 07, 2023 1,121 +1 +0.1%
October 07, 2023 1,120 +1 +0.1%
September 08, 2023 1,119 +1 +0.1%
August 10, 2023 1,118 +4 +0.4%
July 09, 2023 1,114 +1 +0.1%
June 16, 2023 1,113 -6 -0.6%
March 16, 2023 1,119 +19 +1.8%
August 26, 2022 1,100 +100 +10.0%
April 23, 2022 1,000 +5 +0.6%
April 09, 2022 995 +4 +0.5%
April 02, 2022 991 -2 -0.3%
March 26, 2022 993 +4 +0.5%
March 18, 2022 989 +9 +1.0%
March 11, 2022 980 +62 +6.8%
November 23, 2021 918 +4 +0.5%
November 21, 2021 914 +3 +0.4%
November 20, 2021 911 +28 +3.2%
November 14, 2021 883 +1 +0.2%
November 13, 2021 882 +5 +0.6%
November 11, 2021 877 +1 +0.2%
November 10, 2021 876 +7 +0.9%
November 06, 2021 869 +1 +0.2%
November 03, 2021 868 -2 -0.3%
October 29, 2021 870 -1 -0.2%
October 27, 2021 871 +146 +20.2%
August 26, 2021 725 +11 +1.6%
August 25, 2021 714 +2 +0.3%

Charts

Some Club Members

More Clubs