Birnitii on Clubhouse

Updated: Jul 4, 2023
Birnitii Clubhouse
1.6k Followers
1.8k Following
Mar 9, 2021 Registered
@lajeceyl Username

Bio

HADAL HAYNTU WAA SHARAF MARKA TAHAY QOF HORUMARAY🖇👸💪🩸

╔═══ ❖•ೋ° -🥁 °ೋ•❖═══╗
🎻🆃︎🅴︎🅰︎🅼︎ 🆀︎🅰︎🅰︎🅲︎🅸︎ 🎻

╚═══❖• ೋ° - 🥁°ೋ•❖══





█│🟦𝐅𝐀𝐋𝐂𝐎𝐍⚔️𝐅𝐀𝐌𝐈𝐋𝐘 █│🟦

☠️𝕻𝗥𝗘𝗦𝗜𝗗𝗘𝗡𝗧☠️𝗧𝗔𝗔𝗞𝗜𝗟𝗘 𝗝𝗥🚩

☠️G⃠𝗨𝗗𝗢𝗠𝗜𝗬𝗘☠️ 𝗡𝗨𝗥𝗔𝗗𝗜𝗡 𝗝𝗥🚩





NIN NAXARIIS BADAN NAGTII💍❤

MR GIRL 💪🇱🇺gobtii GADO & capudwak❤ madaxdi reer gado marexan ban ahy💪💯

KIBIRKA ADEER. ANA ISKU NACAY E IGA ILASHO👺👆🙅




☠️🅃🄴🄰🄼☠️
↪️🆄︎🆉︎🆃︎🅰︎🅰︎🅳︎ 🅰︎🅱︎🆆︎🅰︎🅰︎🅽︎ 🆃︎🅾︎🅶︎🅳︎🅷︎🅴︎🅴︎🆁︎↩️
☝︎☝︎


Real name

E......Y......N💃💕✌



Queens love❤
Riyaaq lucky nolashi❤🔥
#BARIYEEY dhipleydeyda👸❤
Ceebla walshay igaweyn👸
Elvan era weheylkygi❤🌊🥺
Nahiir naira poqoradeydi❤🥀
Cosob jano walsha adunka❤
Najax nalka gabadheydi❤🥺




Kings❤🤴

Qazaye awoowgan adunka ujeclhy🤴😘❤
MOJO dhiplowgeygi🤴❤
ARMAN xolahygi🤴❤
HAMSE poqorkygi🤴❤
Kadeys walka adunka 🤴❤
Zaki snm poqrkygi🤴❤
Zikawi faraqaygi🤴❤
Zuniil zxpky rumaad 🤴❤
Mursal apwankyga🤴❤



Dhan Baal aduunyo 💔💔😰🥲

waxan ku jiraa muudhki io maahsanantad igaga tagtay waan is waayey ismana haayo waayo badan io sanado ayaa ka soo wareegay waqtigan ku waayey

Geedigii nolosha ee aynu mataanaha ku ahayn kaa waraysan maayo halkaa tagtay nolosha barku mataalka ah ee aduunka muuqaalkagii quruxda badnaa io dhoolacayntaadi oo qudha lamad fogaan aduunkii aad igaga tagtay wuu is badaley la aan taana waxu noqday amos io amuur lkn anigu waxas oo dhan duni kle ayaan kaga noolahay irumayso
Qalpigaygii io niyadaydii waxa ay uguureen aduunkan quruxda badan een maanta ku nolahay anigu qalfofkaygina waxan kaga imid aduunkii cidlada ahaa ee aad nuurkii kala tagtay

Bani aadamku wuu xanunsadaa waliba mid daran lkn labo siyaabod ayuu kaga badbaada xanunkas daawo ayuu uqaata oo uu ku ladnaada ama geerida ayaa ay kulmaan oo xanunku ka raystaa labadaana midna mahelin anigu nolosha aan ku nolahay waa badwayn waayaha igu gadaamanina waa doon aan saranahay markasta oo duufanadu kacaan nolosha ayaa ay cidhiidhi galiyaan doonida aan saaranahayna waxay udhawaatay in ay gidoonto

Boqolalka dhalinyarta ah oo ijeedaadinaya misna haasawahayga u hanqal taagaya waanba ka indhala ahay mid walbana waxan ka dhex raadiyaa wajigaagi io waxtarkaagi lakiin nasiib darro

wacanow

😰💔

Invited by: Shuu Ismail

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
January 17, 2023 1,600 -100 -5.9%
January 12, 2023 1,700 +100 +6.3%
January 10, 2023 1,600 -100 -5.9%
September 29, 2022 1,700 -100 -5.6%
September 28, 2022 1,800 +100 +5.9%
August 08, 2022 1,700 -100 -5.6%
July 23, 2022 1,800 +100 +5.9%
July 11, 2022 1,700 -100 -5.6%
July 03, 2022 1,800 -100 -5.3%
June 27, 2022 1,900 -100 -5.0%

Charts

Member of

More Clubhouse users