꧁✰✰SRK✰✰✰1973 Khⷡnⷦ✰✰✰꧂ on Clubhouse

Updated: Jul 19, 2023
꧁✰✰SRK✰✰✰1973 Khⷡnⷦ✰✰✰꧂ Clubhouse
1k Followers
600 Following
@hamsebbindelaaj Username

Bio

꧁T⃨⃛E⃨⃛A⃨⃛M⃨⃛ T⃨⃛U⃨⃛S⃨⃛A⃨⃛A⃨⃛L⃨⃛E⃨⃛ F⃨⃛A⃨⃛M⃨⃛I⃨⃛L⃨⃛Y⃨⃛꧂
🇸🇴🇸🇪🇨🇦
💍ᴍᴀʀʀɪᴇᴅ 🌺❤️‍🔥💍ᴀʏᴀᴀɴ ᴍᴀʜᴀᴍᴇᴅ ɴᴜᴜʀ🌹

🔐ᴄᴀᴀsʜᴀϙᴜ ᴡᴀᴀ ᴄᴜᴅᴜʀ ᴀᴀɴᴀɴ ᴋᴀᴀ ʜᴀʀɪɴ🥹
🌺ʜᴀʙᴇᴅɴ & ᴍᴀᴀʟɪɴᴀ ᴀᴀᴅᴀɴ ᴋᴀ ʜᴀʀsᴀɴɪɴ😘
🫀ᴄᴀᴀsʜᴀϙᴜɴᴀ ᴡᴜxᴜᴜ ᴄᴀᴀғɪᴍᴀᴀᴅ ʜᴇʟᴀᴀ🩸
👩‍❤️‍💋‍👨ᴍᴀʀᴋᴜ ʟᴀʙᴀᴅᴀ ᴅʜɪɴᴀᴄ ɪsᴋᴀ ʜᴇʏsᴛᴏ💋

꧁ϙᴀʟʙɪ ᴛᴏ ϙᴀʟʙɪ꧂

💋Dunida waaa nool💖
🌹Noloshuna waa jecel💖
❤️‍🔥Jecelkunawaa qalbiga💖
🌺Qalbiguna waaa hal qof❤
👸Qofkana waaa adiga❤
👸Gacaliso marwadeyda 👸A.M.N♥



🫀Waxaan qalbigaaga u badali lahaa meel 🌹aan aniga iyo adiga u wada dalxiis tagi 🤍laheyn, anigoo qalbigaga ka ilaalin lahaa ❤️‍🩹in uu noqdo meel lama dagaan ✅Saxaro✅ ah
💟Hadii aan awood buuxdo u heli lahaa in 🧡aan noloshaada oo dhan maamulo, 🎈🤎waxaan wajigaaga iyo afkaaga ku 💜💜✅xakumi lahaa dhoolacadeyn iyo farxad 🤎aan dhamaad laheyn.
😘Sababtoo ah dhoola cadeyntu waxey 💯noloshaada u siyaadineysaa qurux kale, 🌺hadii aad aduunyadoo idil u tahay hal 🥰🥰qof, ogoow mcney anigaa aduunkeyga🌏 oo dhan tahay. A.M.N❣️🤍🫀

✰Naftu qaali weeyoo💋
✰Qiimaha aduunyada♥️
✰Qof in ay jaclaatona🌹
✰Qaadir kaa u uumau🔥

L = Listen (dhagaysi♥️
O = Over look (daryeelid💋
V = Value (qiimayn🌹
E = Express (muujin kalgacal🔥

✰𝙎𝙞𝙙𝙖 𝙦𝙖𝙡𝙗𝙞𝙜𝙖 𝙞𝙞𝙜𝙪 𝙝𝙖𝙮𝙨𝙤❗
✰𝙂𝙖𝙮𝙞𝙜𝙖 𝙬𝙖𝙖𝙣 𝙠𝙖𝙖 𝙖𝙧𝙠𝙖𝙖𝙮𝙚❕
✰𝘼𝙙𝙤𝙤𝙣 𝙛𝙪𝙧𝙞𝙣 𝙝𝙖𝙙𝙖𝙡𝙖𝙙𝙖𝙖𝙙𝙖❕
✰𝘼𝙣𝙖𝙖 𝙝𝙪𝙗𝙖, 𝙝𝙪𝙗𝙖𝙖 𝙖𝙣𝙖𝙖 𝙝𝙪𝙗𝙖𝙖𝙖❕
✰𝘾𝙖𝙖𝙨𝙝𝙖𝙦𝙖𝙖𝙜𝙖 🌹🔥♥️

✅Qiyaasba lagu socdaa✰
✅Qorshaa lagu meel mara✰
✅Naftana qawad lamabaree✰
✅Intaada lagu qancaa✰
✅Dadkana lama quudhsade✰
✅Qadarinbaa lagu wadaa✰
✅Qadfka waa laga durkaa✰
✅Qabkaa laga xoogbataa✰
✅Sidaasa qaayihiyo✰
✅Qiimaha lagu hanankaraa ✰



✅Allahayoow dhantaalkiyo🌺
✅Naga dhoowr cadaabkoo🌺
✅Dhamacdaa jahannamo🌺
✅Hana galin dhexdeedee❤️
✅Dhinacaa barwaaqada🌺
✅Xabiibkeen dhankuu jiro🍁
✅Dhirtaa jannadu leedahay🌺
✅Raboow dhismo naga si🍁

🌺Midaan daydayi jiray 💯
🍁Dadka ugu Goay 🫀
✅Daraadeede 🌹
🤲Da’inka baryaa🤲🤲
❤️Inan daris nooo♥️
🌹Hadaan dadaxay💋
🫀Ducadi la aqbalay 🌺
🌺💯🫀🌹❤️♥️🍁✰✰

✸Kadedmay ax!!🥵🥵
✸Markaan ku wayey!🥹🥹
✸Kuleel noloshii!!🥺
✸Ahaatay!!🙇‍♀️🙇‍♀️🙇‍♀️
✸Kalamkaagi!!😢😢
✸Ubaahdey!!😭
✸Naftani!!🤔
✸Kuu soo jirnootey!!🥹
✸Kulmad so !!🫡🫡
✸Jileeci !!! 🫣🫣🫣

❀Dareenyahow haydulayn👌
❀Umaan dhalan doqonimoo👌
❀dadnimo waan jecelehee👌
❀Adigu ha i laba diblayn👌

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
July 19, 2023 1,001 -199 -16.6%
May 27, 2022 1,200 +100 +9.1%
May 02, 2022 1,100 +682 +163.2%
March 25, 2022 418 -16 -3.7%
January 26, 2022 434 -15 -3.4%
December 20, 2021 449 +48 +12.0%

Charts

Member of

More Clubhouse users