๐ธ๐ด
Akhlaaqda, Dhaqanka iyo Dabeecada wanaagsan waata kuu soo jiida Dadka,
Xataa Haddii Aysan ku Aqoon .
**********
Aqoonta aad Naftaada adigu u lee dahay ,
Kaga kalsoonaw Amaanta Dadka kale kugu amaanayaan ,
Waayo Adi waad is ogtahay waxaa tahay.
***********
Walaalkay iyo walaashayay
Noqo mar walba Qof Muhiim ah,
Oo loo Baahan yahay
Ha noqon Qof markii loo Baahdo la waco ama loo yeedho
-*********
Walaalkay iyo Walaashayay
Waxaa Hubaal ah oo aan Shaki ku jirin Qofka ay Dabeecadiisa iyo Akhlaaqdiisu ku Qancin waayaan,
In Qofkaasi Nolashaada kugu Qancin Doonin.
Cid iga Danbaysa Hawaydiin
************
๐Dhumay ,Sool, Somalia ๐ธ๐ด
Wabilaahi Tawfiiq
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
May 16, 2024 | 1,181 | +2 | +0.2% |
March 28, 2024 | 1,179 | +2 | +0.2% |
March 10, 2024 | 1,177 | -1 | -0.1% |
January 31, 2024 | 1,178 | -1 | -0.1% |
January 14, 2024 | 1,179 | +1 | +0.1% |
December 13, 2023 | 1,178 | -1 | -0.1% |
November 05, 2023 | 1,179 | +1 | +0.1% |
October 18, 2023 | 1,178 | +1 | +0.1% |
October 01, 2023 | 1,177 | +1 | +0.1% |
August 27, 2023 | 1,176 | -24 | -2.0% |