Dhal Darwiizh on Clubhouse

Updated: Mar 26, 2024
Dhal Darwiizh Clubhouse
1.6k Followers
1.4k Following
@dhowrzan22 Username

Bio

➪꧁بســــــــم ﷲالرحمن الرحيـــــــم꧂
🅿️Oᗯᗴᖇ ♛🎯 🆂🆀⛎🅰🅳𖣘♏🅰🅕̣̣̣ℹ🅾⚔️💥

T̆̈Ꮛ🅰️Ⓜ️ S᷈ℚU̸̫̠̰͈̕🅰️Ḋ̤͇̮͙ͥ Ⓜ️🅰️ṼℐᏫ
̿̿ ̿̿ ̿̿ ̿̿ ̿'̿'̵͇̿̿з.= ™️🆂︎𖣘🅼︎ =ε/̵͇̿̿/'̿̿ ̿̿ ̿̿ ̿̿
̿̿╚»★𝗠ᴀᴅᴀxᴡᴇʏɴᴀʜᴀ☠️𓅓«╝
̿’\̵͇̿̿☬🅣︎𝗢𝗪𝗙𝗜𝗜𝗤☬/̵͇̿̿

🅼︎𝙰𝙳𝙰𝚇𝚆𝙰𝚈𝙽𝙴 🅺︎𝚄 🆇︎𝙸𝙶𝙴𝙴𝙽
╚»🐉★🆃︎𝐀𝐀𝐉𝐈𝐑 🅰︎𝐀𝐁𝐈𝐇𝐈 🐉𓅓«╝

⚒️↴☞︎Gᴜᴅᴏᴏᴍɪsᴏ⚒️
↱⚔🅩︎ḀͦM̥ͦZ̥ͦḀͦM̥ͦ⚔↲


🧕☪️صومالي🇸🇴

𝗠𝗮𝗿𝘄𝗼💍

Lughuna halka Jirtay Ladney I Kenan ❤
Dhowrzan Abdirahman 🫂❤
Nura Qani Adunkii ❤👸

1. Dadka ilaahay ka cabsada waxa loogu bushaareeyey khayr oo dhan. (الذين آمنوا وكانوا يتقون لهم البشرى)

2. Dadka ilaahay ka baqa wuu kaalmaynayaa waana caawinayaa. ( إن الله مع الذين اتقوا والذين هم محسنون)

3. Dadka ilaahay ka baqa wuxuu ku arsaaqayaa inay cilmiga fahmaan oo ku toosaan ilaahayna waa toosinayaa swt. (يا أيها الذين آمنوا إن تتقوا الله يجعل لكم فرقانا ).

4. Dadka ilahay ka baqa wuxuu ka tirtiraa xumaantii ay sameeyeen. (ومن يتق الله يكفر عنه سيئاته ويعظم له أجرا )

5. Dadka ilaahay ka baqa wuxuu u sahlaa arimahooda. (ومن يتق الله يجعل له من أمره يسرا)

“ Diin walbaa waxay leedahay dhaqan dhaqanka islaamkuna waa
xishoodka”
كما قال رسول الله صلى عليه وسلم
(لكل دين خلق وخلق الإسلام الحياء )

ومن أعرض عن ذكري فإن له معيشة ضنكا ونحشره يومالقيامة أعمىٰ

(Ta-ha - 124)
*ruuxisa ka jeedsada xuskeyga (Quraanka) waxaa u sugnaaday nolol cidhiidhi ah, waxaana soo* *kulminaynaa maalinta qiyaame isagoo arag La'*.💔:

قال رب لم حشرتني أعمىٰ وقد كنت بصيرا

(Ta-ha - 125)
*wuxuuna dhihi Eebow maxaad ii soo kulmisay (keentay) anoo arag la' oona ahaa arke (adduunkii)*☹️.

قال كذٰلك أتتك آياتنا فنسيتها ۖ وكذٰلك اليوم تنسىٰ

(Ta-ha - 126)
*wuxuu yidhaa (Eebe) waa saas waxaa kuu timid aayadahanaga waadna halmaantay saasaana maanta lagaaga tagi (sida halmaan)*😭

۞ وسارعوا إلىٰ مغفرة من ربكم وجنة عرضها السماوات والأرض أعدت للمتقين

(Al-i'Imran - 133)
Una deg daga Dambi dhaafka Eebihiin iyo Janno Ballaadhkeedu yahay Samaawaadka iyo Dhulka oo loo darbay kuwa dhawrsada.


Halka laga hagaaga waa qalbiga halka laga xumaadana waa qalbiga
Waxa kaliyee hagaajiya qalbiguna waa
معرفة الله❤️
🧕🏽☪️

ان الدين عند الله الإسلام ☝🏼



Qalidydii Aan jecla dhowrzan AbdrhmaaN🫂❤👸
Nuura Qani Noloshi dhamyd❤👸

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 26, 2024 1,603 +3 +0.2%
March 08, 2024 1,600 +3 +0.2%
February 15, 2024 1,597 +2 +0.2%
January 29, 2024 1,595 +8 +0.6%
January 12, 2024 1,587 +2 +0.2%
December 27, 2023 1,585 +7 +0.5%
December 11, 2023 1,578 -1 -0.1%
November 27, 2023 1,579 +5 +0.4%
October 26, 2023 1,574 +1 +0.1%
October 17, 2023 1,573 +1 +0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users