༆Kuuso gaabo𖣔 on Clubhouse

Updated: Aug 10, 2023
༆Kuuso gaabo𖣔 Clubhouse
351 Followers
216 Following
@dheeman143 Username

Bio

🥹😴waligay kumaan fikirin niyadaydana kumay soo dhicin qof clup ku jira ayad ka heli doonta ama aad jeclaan inkastuu la mid yhy appapka kle hadana ismaan lahyn qof suuro gal ahbaa laga helayaa . Kaliyaata waxaan usoo gali jiray inaan ka xaraabaysto waxan ahaa qof social ah waxay doonto tidhaahda lkn xad gudubka maan aqooon 🫣 one of the nights 21/6/2023 wendsday 9:21 habeenimo waxaan xidhnaa airpods waxaan si kadis ah u galay qol kamid ah clupka qof waliba waxa uu xejisanayey mute ka waxa si lama filaan ah ugu soo dhacy dhagahyga cod ay ka muuqato kalsooni xad dhaafa waxaan dareemay runtii xasilooni xamaasad anaan garanyn meel ay ka timid iyo wadne garaac saaida (((sidii qof isagoo kayn maraya si kadis ah uga soo hor baxay libaax gajoonaya rafaad kadipna badbaaday farxad intee le,eg buu dareemayaa qof kaasi 🥹😓))))xog dhamaystiran kama hayo xaguu joogo siduu u egyhy waxuu qabto inuu xaas leeyhy siduu u noolyhy kaliaya waxaan maqalay codkiisa hadana waxaad mooda inuu yhy qofkii aan raadinayey 🤴waxaan bilaabay inaan si daily ah u tago xaguu joogo iyo xishood saaida oo aan muteka xejisto wxaan bilaabay inaan ka xanaaqo dadka ka hoos hadalo markuu hadalyo inaan ka masayro dhoocilaha la sheekaysanaya 😡hadaad iwaydiiso maxad ku jeclaatay wxaan kugu jawaabo ma hayo 🤔kaliya waxan ogahy inuu jacayl ku dareen yhy dareenkuna fasax ma waydiisto qofka halkuu rabo ayuu kuu jihaynayaa 😥 waxaan hubaa inuu malin uun akhrisan doono waxan aan qoray lkn in aamina markan aan qorayo waxaan jooga agtiisa hadalkiisana waan maqlyaa 😥 tolow ma jiraa wax lagu magacaabo jacaylkii maqalka koobad 🤔🤔

Member of

More Clubhouse users