WALAALAHA QALBIGA𓅨 on Clubhouse

WALAALAHA QALBIGA𓅨 Clubhouse
5.2k Members
Updated: Feb 17, 2024

Description

SHARCİGA WALAALAHA QALBİGA❤️

1)Dadka members ka ah Qof kle oo qolka member ka ah block ma saari karo
2)2 Qof oo kaligood sheekeysanaya lama dhageysanayo bananka ha iskaga baxaan
3)Xidigaha dadka loo dhiibay Ee masuul looga dhigay waxyalaha laga rabo:

•Qof kale xidig ma siin karaan !
•qof sabab la’aan ma removegryn karaan !
•Qof mute ma saari karaan !

Dadka la removegareyn karo:
a)qofkii waalid caayo/ama caytamo
b)qofkii buuq furo

Dadka la dajin karo:
a)barnamij isagoo socda qofkii fooda ka dhex bilawda

Shuruucda walaalaha qalbiga hadaa ku dhaqmi weyso waad ka bixi kartaa adigoo buuq iyo hadal weyn keenin leave qaado 🙏💯🤍

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
February 17, 2024 5,296 +244 +4.9%
January 03, 2024 5,052 +244 +5.1%
November 20, 2023 4,808 +127 +2.8%
October 18, 2023 4,681 +300 +6.9%
September 18, 2023 4,381 +397 +10.0%
August 20, 2023 3,984 +529 +15.4%
July 18, 2023 3,455 +550 +19.0%

Charts

Some Club Members

More Clubs