Muse Muse on Clubhouse

Updated: Sep 3, 2023
Muse Muse Clubhouse
640 Followers
867 Following
@boqoryare Username

Bio

Shalom dhammaan walaalaha Masiixiyiinta ee Rabbi Ciise ahow iyo inta asxaabta kale ah waxaan idinku soo dhaweyneyaa si qalbi iyo gacan furan magaca Seyid Ciise Masiix oo ah badbaadiyaha ee aadanaha oo dhan. Waxaan ahey qof mumin ah oo Rabbi Ilaah aad u jecel oo Masiixi ah, siiba na u taagan inaan howlgal ku sameeyo doonista Ilaah iyo inaan gaadh siiyo walaalaheenna Soomaaliyeed injiilka ee Seyid Ciise Masiix, sidee uga badbaadaan dembiyaddooda ey uu helaan nolosha weligeed ah. Waan ku faraxsannahey inaad go'aansatey inaad iga soo raacdid aqalka naadiga ah, si aan kuugu adeego ereyga Ilaah ee barakadeysan. Waxaan si is-hooseysiin leh ugu mahadnaqeyaa Ilaah oo i siiyey fursad aad uu weyn ee aan kuugu adeego xagga Seyid Ciise Masiix, kaasoo ah, Kan si run ahaan ah Rabbiga iyo Badbaadiyaha ee aadanaha oo dhan. Waxaan maanta kula hadleyaa duco iyo raallinimo mise eex sameen inaad kula noolaatid adiga iyo reerkaagaba magaca Ciise Masiix ee Rabbiga ah. U kaaley Rabbiga wuu jecel yahey.

"Isagu wuu awoodaa inuu ka badbaadiyo dhammaan dembiyada ee weli qalbiyadeenna ku jirta. Wuxuu Isagu awoodaa in kaa badbaadiyo dhammaan dembiyada ku dheggan ee ereyadaada iyo ficilladaada. Isagu waa awoodaa inuu kaa badbaadiyo dembiyada kaa maqan, oo uu ku siiyo wax kasta oo idin sugeya."
[John Wesley]

Haddabase waxa waaraa waa saddexdan, rumaysad iyo rajo iyo jacayl; laakiin kuwan waxaa ugu wada weyn jacayl. -
[1 Corinthians 13:13]

Ilaah intuu dunida jacayl u qabay ayuu siiyey Wiilkiisa keliya oo dhashay in mid kastoo isaga rumaystaa uusan lumin laakiinse uu lahaado nolosha weligeed ah. -
[John 3:16]

Gacaliyayaalow, aynu isjeclaanno; waayo, Ilaah baa leh jacaylka; oo mid walba oo jecel, wuxuu ka dhashay Ilaah, Ilaah buuna yaqaan. Oo ka aan jeclaynina Ilaah ma yaqaan; waayo, Ilaah waa jacayl. -Waynu jecel nahay isaga, waayo, isagaa hore inoo jeclaaday. -
[1 John 4:7,8, 19]

Waayo, sharciga oo dhammu hadal keliya buu ku dhammaaday, waana kan, Waa inaad deriskaaga u jeclaataa sidaad naftaada u jeceshahay. -
[ Galatians 5:14]

✝️✝️

🇮🇱🇮🇱🇮🇱🇮🇱 Waan jeclahey waana taageedhsannahey jiritaanka ee dalka Israa'iil waayo dal uu Rabbi Ilaah ka doortey dunidda.
🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱Waan jeclahey dalkeygii ee barakeysaneyd ee Puntland.

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
September 03, 2023 640 +35 +5.8%
January 25, 2023 605 +33 +5.8%
September 29, 2022 572 +25 +4.6%
August 08, 2022 547 +12 +2.3%
July 02, 2022 535 -15 -2.8%
May 26, 2022 550 -10 -1.8%
April 18, 2022 560 +3 +0.6%
March 10, 2022 557 +35 +6.8%
January 12, 2022 522 +128 +32.5%
December 05, 2021 394 +77 +24.3%

Charts

Member of

More Clubhouse users