Boqor Yare(Aqoon iyo Cilmi) on Clubhouse

Boqor Yare(Aqoon iyo Cilmi) Clubhouse
11 Members
Updated: Jun 14, 2024

Description

Aqoonta waa sheyga ugu muhiimsan ee qofku laga rabo inuu lahaado waayo aqoontu waxey sabab u tahey waxgarashada. Cilmiguna waa mida kale ee ugu wanaagsan ee loo baahan inuu qofka uu yeesho siduu garaad u noqdo daraaseynta ee aragtidda. Waxaa inta ka hadleynaa oo aan ka niqaasheynaa waxyaalo ku saabsan Doodaha diinta, Cilmaaniyadda, arriimo bulsho iyo waxyaalo muhiim u ah dadkeenna oo usoo kordhineya cilmi iyo aqoonba. Aqoonta iyo cilmiga waa laga maarmaan ee ha lagu dadaalo taa. Aan kala faai'ideysanno aqoonta iyo cilmiga.
Xoojinta ee nidaamka.: Waa in nidaamka la xoojiyo oo la astuuro sida loo kala dembeen lahaa. Hala sameeyo dulqaad iyo wanaag sidaan uu kala faai'ideysan laheyn cilmi barashadda iyo aqoonta wanaagsan.
Qofna kama hordhici karo admiga.: Admiga mise dadka haaya xiddigta waa inaan laga hordhicin oo la dhoowro barnaamijka ey soo bandhigaan. Waa in aad garaacdaa codbixiyahaaga ee telefoonka, si loogu fasaxo inaad hadashid adiga.
Xushmeynta sida loo kala horreeyo.: Waa inaad xushmad sameysaa oo aad ilaalisaa sida loo kala horreeyo dadka ee aadan qofna ka hordhicin. Qofna looma oggolo qofka kala inuu ka hadal boobo isagoo aan bixinin codsi siduu u hadlo.

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
June 14, 2024 11 0 0.0%
March 14, 2024 11 0 0.0%
January 24, 2024 11 0 0.0%
December 11, 2023 11 +3 +37.5%
November 02, 2023 8 +1 +14.3%
October 03, 2023 7 0 0.0%

Charts

Some Club Members

More Clubs