Somali Christian Room on Clubhouse

Somali Christian Room Clubhouse
318 Members
Updated: Mar 17, 2024

Description

Qolkaan waa qol oo walaalaha Masiixiyiinta ah isu yimaadaan oo aanu qeybsano ereyga Ilaah ee quduuska ah oo ku qodhan Kitaabka Quduuska ahi ee barakadeysan, sidaan u barano doonistiisa Ilaah iyo wuxuu ina soo fadhey baa inaan dhammaanteennuba sameyno oo aan ku howlgalno innagoo u adeegeenna Rabbi Ilaah. Waxaan ka hadalnaa oo kale dhibaatooyinka lagu haayo umadda ee Soomaali Masiixiyiinta ah iyo istataatiijyada loo baahan yahey in lasoo bandhigo sida aan uga bixi laheyn xaaladdahaasi ee halista ah. Mida kale waxaan soo jeedinaa is baheysiga iyo eedeynta ee farta loogu aadineyo Soomaali Masiixiyiinta ah oo la dooneyo in lagu faquuqo siiba lagu cadaadiyo waxaannu nahey iyo waxaan aaminsannahey baa iyo habkaan aan uga gudbi laheyn waxaasi. Een mida kale waxaan u taagannahey ee aanu howlannahey inaan ka hadalno dhibaatooyinka fara badan ee lagu haayo hablaheenna Soomaalidda ah ee kamid ah kufsiga, dilka, guurka gabadhaha ee yaryadhka ah iyo sidii loo heli lahaa marxalad oo dhameystidhi karta xuquuqdooda.

Diyaadh waan uu nahey in nala doodo oo nala niqaasho mise na naqdiyo waxaan rumeysannahey, laakiin marnaba raali kama nihin mana oggolaaneyno in wax af-duub ah oo xagjir leh abaabul na looga dhigo inaga. Maadaama ee aanu ka hadalno siyaabooyin kale oo aad inoo muhiimsan inaga, balse rayiga ugu weyn uu ku sameysan yahey qolkaani waxaa weeye inla weyneeyo Rabbi Ilaah iyo ereygiisa baa. Wacdigeenna wuxuu yahey in umaddeenna Soomaaliyeed ee uu imaadaan Seyid Ciise Masiix, sidee uga badbaadaan dembiyaddooda. Waxaan rajo aad u weyn ah aan uu leennahey in dalkeenna Soomaaliyeed uu badbaado uu lahaado xorriyad aad u dhameystidhan si qof walba lagu ixtiraamo wuxuu rumeysan yahey.

19 Haddaba taga, oo quruumaha oo dhan xer ka dhiga, oo ku baabtiisa magaca Aabbaha iyo Wiilka iyo Ruuxa Quduuskaa, 20 oo bara inay dhawraan wax walba oo aan idinku amray, oo bal eega had iyo goor ayaan idinla joogaa xataa ilaa wakhtigu dhammaado.
[Matthew 28:19-20]

Rabbigu waa Ruuxa, oo meeshii Ruuxa Rabbigu joogana, waxaa jira xorriyad.
[2 Corinthians 3:17]

Sida barigu uga fog yahay galbeedka, Sidaas oo kaluu xadgudubkeennii inooga fogeeyey. -
[Psalms 103:12]
Xoojinta ee nidaamka.: Waa in nidaamka la xoojiyo oo la astuuro sida loo kala dembeen lahaa. Hala sameeyo dulqaad iyo wanaag sidaan uu kala faai'ideysan laheyn cilmi barashada ee Seyid Ciise Masiix oo Rabbigeenna ah.
Qofna kama hordhici karo admiga.: Admiga mise dadka haaya xiddigta waa inaan laga hordhicin oo la dhoowro barnaamijka ey soo bandhigaan. Waa in aad garaacdaa codbixiyahaaga ee telefoonka, si loogu fasaxo inaad hadashid adiga.
Xushmeynta sida loo kala horreeyo.: Waa inaad xushmad sameysaa oo aad ilaalisaa sida loo kala horreeyo dadka ee aadan qofna ka hordhicin. Qofna looma oggolo qofka kala inuu ka hadal boobo isagoo aan bixinin codsi siduu u hadlo.

Rules

Muujinta Jaceylka Ilaah iyo baqdintiisa.

Waa inaan noqonaa umad muujin karo oona ku jidhto qalbigooda jaceylka Ilaah iyo baqdintiisaaba, habkii aan uu ahaani laheyn dad uu Rabbi Ilaah ku hoggaamin karo doonistiisa, sidee doontaba ha ahaatee

Kor u qaadida ammaanta midnimadda Ilaah.

Waa in ahaataan aan ahaano umad xoojiya ammaanta Ilaaha Aabbaha xagga Rabbigeenna Ciise Masiix iyo ka dembeen xoogga Ruuxa Quduuska ah ee Rabbi Ilaah, sidaan u noqon umad Rabbi Ilaah uu ku faano.

Xoojinta Kitaabka Quduuska.

Waa inaan ahaano umad ka buuxa Ereygiisa ee barakeysan, sidaan uu kala ogaano mise aan uu kala socono wuxuu innaga dooneyo Rabbi Ilaah iyo arimaha uu innaga dan leeyahey sheyddaanka.

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 17, 2024 318 +6 +2.0%
January 26, 2024 312 +7 +2.3%
December 13, 2023 305 +5 +1.7%
November 03, 2023 300 +2 +0.7%
October 04, 2023 298 +5 +1.8%
September 04, 2023 293 -1 -0.4%
August 07, 2023 294 +1 +0.4%
July 06, 2023 293 +8 +2.9%
April 11, 2023 285 +3 +1.1%
March 14, 2023 282 +13 +4.9%
January 30, 2023 269 +2 +0.8%
January 23, 2023 267 +3 +1.2%
January 11, 2023 264 +1 +0.4%
December 31, 2022 263 +2 +0.8%
December 23, 2022 261 +4 +1.6%
November 30, 2022 257 +2 +0.8%
November 23, 2022 255 +1 +0.4%
November 11, 2022 254 +3 +1.2%
October 16, 2022 251 +5 +2.1%
October 09, 2022 246 +3 +1.3%
September 30, 2022 243 +2 +0.9%
September 24, 2022 241 +1 +0.5%
September 17, 2022 240 +3 +1.3%
September 01, 2022 237 +2 +0.9%
August 26, 2022 235 +3 +1.3%
August 19, 2022 232 -1 -0.5%
August 13, 2022 233 +3 +1.4%
August 06, 2022 230 +1 +0.5%
July 31, 2022 229 +3 +1.4%
July 18, 2022 226 +1 +0.5%

Charts

Some Club Members

More Clubs