Ahmed Aadem Botteye on Clubhouse

Updated: Oct 29, 2022
Ahmed Aadem Botteye Clubhouse
1.4k Followers
1.5k Following
@blackcobra480 Username

Bio

Dayrada iyo diidmada waa cadi.
waxay marwalba ka wanaagsan tahay ballanqaadka beenta ah.

Safarka nolosha maaha in laga cabsado, ku talogalku waa in lagu socdaalo oo lagu qanco lana qorsheeyo.

Noloshu waa dagaal joogta ah muhiimna maaha inta jeer ee aad libaysatay ama guuldaraysatay. Waxa muhiima inaad dagaalantay, adkaysatay, waxna ka baratay maalmihii kusoo maray.

Marka uu ninku reerka ka maqan yahay gurigu il buu la’ yahay Marka haweeneydu ka maqan tahayna labada indhoodba wuu la’ yahay!" 📖Guri Waa Haween.

Kuwa yidhaahda 'ha la ixtiraamo aragtiyaha iyo fikradaha kala duwan' waa ay qaldan yihiin. Runta oo kaliya ayaa la ixtiramaa

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
July 25, 2022 1,400 -100 -6.7%
October 30, 2021 1,500 +926 +161.4%

Member of

More Clubhouse users