✪🅑︎o̶s̶s̶ 🅜︎a̶n̶ ✪ on Clubhouse

Updated: Mar 11, 2024
✪🅑︎o̶s̶s̶ 🅜︎a̶n̶ ✪ Clubhouse
1.5k Followers
535 Following
Feb 28, 2021 Registered
@basem-12 Username

Bio

꧁➪☘︎︎❥ Alhamdulillah ala kulli haal ➪❥꧂


🇸🇴🇺🇸
☞☞︎︎❦❦❦❦❦ 𝗗𝗵𝗮𝗺𝗯𝗮𝗹 𝗷𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹 ❦❦❦❦☜︎☜︎
꧁❤︎♥︎❣︎❥ 𝗕𝗯𝗲 Marwalibo an wajigada arko waxa igu sii kardho 𝗷𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹𝗸𝗮 an ku qabo runtii Cidna ma bedeli karto 𝗷𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹𝗸𝗮 aan adiga kuu qabo ogow inanan marnaba ku cidleyn donin ❦❦ waxaad ibartay dhadhanka 𝗷𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹𝗸𝗮 uu leeyahay Jawigu waa mid aad uu qurux badan 𝗷𝗮𝗰𝗲𝘆𝗹𝗸𝘂𝗻𝘂 waa mid wataa dareen aad u macaan La,an tadu noloshu dhadhan malahan mana ahan mid dhameystiran Markan adiga ku arkay ayaan dareemay farxad Markad ii soo dhawaatay ayeey siyaaday farxadeyda Dhoola cadeyntaadu waxay ii tahay wehel Waxaa tahay dareenkeyga waxaan diyaar u ahay inaan xanuun walbaa kula qeybsado aad baan uu farxay markaad ku soo biirtay nolosheyda Waxaan dareemay in aad tahay qofka aan dunidaan ka raadinaayay mudo badan waxaad ii bartay dhadhanka ay nolashu leedahay waxaad isiisay farxad aan la qiyaasi Karin waxaad dhameys tirtay riyadeydii qabyada ahayd Sow ma ogid in aad tahay dhameystirkii nolosheyda riyadii mustaqbalkeyga rajadii nafteyda farxadii qalbigeyga aragtidii indhaheyga dareenkii wadnaheyga Runtii waxaa tahay ruux aan doortay aniga dareenkeyga iyo qalbigeyga uu raacay Uma maleeyo in uu jiro ruux aan kugu doorsanaayo adiga marna garabkada ma cidleyn doono maxaa yeelay dareenkeyga iyo daryeelkeygaba xagaaa ayeey jiraan Waxaad iga dhigtay qof wax badan ka fahmi karo wejiyada ay noloshu leedahay Ma aqaano waxaaan ku dhaho mana aqaano waxaan kuugu mahadceliyo balse waxaa tahay aduunkeyga oo dhan. Waxaan ogahay in aan helay ruux ruuxdeyda u ah nolol oo weliba si waali ah aan u jeclaaday Waana ku jeclaan doonaa inta ay nafta amaanada ay igu jirto qalbi illahay ha isku keen xafido insha Allah ❤︎❥♥︎❣︎♡︎❦꧂❦❦❦❦❦❦❦(❥❥❥❥❥☽✔︎✔︎✔︎☀︎︎✍︎︎✍︎︎✍︎︎☘︎︎♧︎☘︎︎

Invited by: Sharkey Abdul

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
February 18, 2024 1,501 -1 -0.1%
December 14, 2023 1,502 +2 +0.2%
November 29, 2023 1,500 0 0.0%
September 06, 2022 1,500 -100 -6.3%
March 08, 2022 1,600 -100 -5.9%
November 05, 2021 1,700 +100 +6.3%
September 22, 2021 1,600 -13,665 -89.6%
August 27, 2021 15,265 +4 +0.1%
August 24, 2021 15,261 +13,924 +1,041.5%
June 25, 2021 1,337 +53 +4.2%

Charts

Member of

More Clubhouse users