Barre Darwiish on Clubhouse

Updated: Jun 13, 2024
Barre Darwiish Clubhouse
698 Followers
1.1k Following
Mar 22, 2021 Registered
@barredarwiish Username

Bio

Duruus taad igu habayso
Dareen kaad igu hagayso
Dar yeel kaad ii hurayso
Dadal kaad ii hibaysay
Hadaanan dajiyey adeecin
Miyaan helayaa dabiibsan ?

Qorshe yaasha nolashada
Dhawr qof yaanay kula qorin
Qalin kiyo waraaqdaadu
Qadaf yaanay kuba galin !!

Qarsoo riyadaadu kaliga
Ku hayso quluub ta oo
Hankaaga ha qaabishee
Dibnaha haka qeexin maalin !!

Qudhaadu waxay tabayso
Qaar baa kula raadiyee
Quruumaha ha u bandhigin
Wuxuu qalbigaagu doono !!

Dad weynaha qiil ha siin
Runtana qeexoo ogaw
Wuxuu qaadir kay ku siiyo
Qaar baa kaa baajin laha
Qoraal ku hadaanu jirin
?????

Sidaad damaq iiga dhawrto
Sidaad iiga dayrto hawlo
Dushaydaa laga gartaaye
Duxdii nolashaay macan
Dun baad leedahay xariira !!

Kashaydaad doojisaaye
Damiir ku miyuu dafiraa
Docdaad Leedahay naftayda
Dawgii nolashaad tahee
Allaw rabiyaw ku daaa? !!
๐Ÿ˜๐ŸฅฐNolashayda qurux deedu
Qosol kaaga weeyaane
Farxadadu ma qabyawdo
Qandhiyo ha mudan ciil !!

Waxaan qoomamoodaa
Markaan qalad sameeyee
Qiyaas li'i aduun yada
Miyaan qeexi karayaa
Qofkaad adigu ii tahay ?

Qareenada dareen kaygu
Waxay qariyaan intaa
Xiisaha qushuuca leh
Sidaanay qiiro kuu galin !!

Qalin ku sadaruu qoraa
Labaataydan kugu qarweysa
Warร aq bay qudheedu tahee
La aantaa miyaan qaboobaa ?

Qudh iyo maan kuu taboo
Qalbiga wehel kisi bad tahay
Naftaad ila qaybsatoo
Ku qaabishay niyad samaan !! Barre awil Snapchat
Au ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡บ ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡บ
Somali anoolaato
Dhal buhodle
Anoqon dhul lagu socdo ee noqo daruur kor loo eeg I
My dream Queen ๐Ÿ‘ธ๐Ÿฝ
Wiilka waxu naxriiska helaa labo meel๐Ÿ˜…
(1)marku ku jiifo hoydis โค๏ธ
(2)iyo marku ku jiiro labta gacalisadisa ๐Ÿฅฐ
Gabar walbo wiil wanagsan heysta ja uu naxriisto sida hoydisa oo kale
Asna ๐Ÿ’ฏ wuxu ku jeclaanya sida hoydisa oo kale ๐Ÿ˜ญ

Invited by: Lama Taabtaan1

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
June 13, 2024 698 +5 +0.8%
July 12, 2023 693 -22 -3.1%
October 01, 2022 715 +4 +0.6%
August 10, 2022 711 -5 -0.7%
July 04, 2022 716 -8 -1.2%
May 28, 2022 724 -11 -1.5%
April 20, 2022 735 -1 -0.2%
March 13, 2022 736 -14 -1.9%
December 08, 2021 750 +6 +0.9%
October 30, 2021 744 +1 +0.2%

Charts

Member of

More Clubhouse users