Nin Madow Naagtiis🫶.. on Clubhouse

Updated: Mar 20, 2024
Nin Madow Naagtiis🫶.. Clubhouse
1.2k Followers
1.2k Following
@asal1134 Username

Bio

🌸🌺🌹Ha ka dhigin hamigaaga ugu weyn sidee dadku kuu jeclaadaan, laakin hamigaagu 🌹Ha-noqdo sidee Alle kuu jeclaadaa, markuu 🌺Alle ku jeclaado isaga kuu furi doona qalbiyada dadka.🌺🌸🌺





Qofka naftiisa u hibeeya Adduunyada, masiinayso Adduunyadu waxaan ka ahayn inta yar ee lagu aasayo.

Qofkii naftiisa Alle u hibeeyana, Alle wuxuu siiyaa janno balaceedu la’eg yahay samooyinka iyo arlada.🌸

😍🩸Dalkeygaan ballarane baaxaddiisu weyn tahay buqcad kastood ka eegtaa tilmaan gaara oo badan iyo dhaqan lagu bartaa jira. la isku baahiyaa jira waligiis ba'eynoo buggagtaa waxbarashiyo bogga taarikheed galay. Beydkii midnimadow beledki aan jeclaayoow kii isoo barbaarshee aqoontey bilaaboow Belet Weyne baa tahay. Dadaalkii ballaarnaa Bulugleyda lagu helay boos weyn ku yeeshee gobanimo u soo baxa buunka loo adeegsaday laga buufiyaa tahay. Gobanimo bilawgeed barbaartii hormuudkee xilka loogu bogayee isu boos baneysana kii barbaarshay baa tahay. Qiiro aad u baahdoo is jaceyl ka buuxiyo bulshanimada hoygeed kii lagu bartaa tahay. Waxa taa ku barayee uga bogan kareysaa: Ayadoo bah gaariyo beel loo nisbeyneyn xilli beri-samaadkii dhaqan lagu bartaa jira. Bartankiisa kii degay baadkiisa quutiyo mid kastuu barbaariyay baaqooda guud iyo oraahdood isbarashada waxaa lagu bilaabaa Reer Bledweyn baan ahay iyo geedkii baarka dheeraa 🩸🩸🩸🩸🩸🩸❤️❤️🌹


Haddii aad ka daasho sameynta camal wanaagsan, daalku wuu baaba’ayaa laakiin camalada wanaagsan way harayaan. Haddii aan ku raaxeysato sameynta xumaan, farxadu way baaba’aysaa, waxaana haraya dambiga.





🦋🦋🦋🦋🦋🌷🌷💐💐
Masaafada u dhaxeysa Riyadaada iyo Runta waxaa la yiraahdaa Ficil. Ha sugin in waqtiga sax kuu noqdo si aad is bedel u sameyso. Ka bilow halka aad ku sugan tahay, waxa aad heysato iyo Hadadan la joogo.

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 20, 2024 1,205 +4 +0.4%
March 03, 2024 1,201 +3 +0.3%
February 10, 2024 1,198 +1 +0.1%
January 23, 2024 1,197 +5 +0.5%
January 07, 2024 1,192 +3 +0.3%
December 22, 2023 1,189 +4 +0.4%
December 06, 2023 1,185 +3 +0.3%
November 22, 2023 1,182 +3 +0.3%
November 10, 2023 1,179 +79 +7.2%
December 24, 2021 1,100 0 0.0%

Charts

Member of

More Clubhouse users