Dhamme Dheeg on Clubhouse

Updated: Aug 24, 2023
Dhamme Dheeg Clubhouse
910 Followers
1k Following
@afmaal.ogaal Username

Bio

" ( Meeday intii Kaaba)"

Horta kaaba warkeedu
Weerar weeyi badheedha
Damac weeyi wareeray
Waxaan taa u nisbeeyey
😆😆😆😆😆😆
Kamay waayin ragoo dhan
Mid bogsiiya walaaca
Wabiyaal qul qulalays
Mid jacayl ka waraabsha
Wacad may la wadaagto
😅😅😅😅😅
Inta ay ku wareertay
Warda.xaashi ninkeega
😳😳😳
Walaalowgan ku haysta
Wax kaluu ku tusaaye
Nin wixiisa bislaystay
Wardina maanta u joogto
Ubad waafiya haysta
Bal maxaad kaga waalan?
🙊🙊🙊🙊🙊
Haduu dookhu wareero
Walwalbaad mudataaye
Ha is gaynine waadhka
Dadka caashaq wareemo
Ee u waasho la geeyee
War wareegga la joogso
🏥🏥🏥🏥🏥🏥🚑
Dhabbankaagan wanaagsan
Min waynbuu u qalmaaye
Qalbiyaal is wanaajay
Kalgacaylka wadaagay
Wehwlkoogu dhaboobay
Walbahaar ha la doonan.
🙆🙆🙆🙆🙆🙆🙆

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
August 24, 2023 910 +233 +34.5%
May 08, 2022 677 +16 +2.5%
March 30, 2022 661 +138 +26.4%
February 01, 2022 523 +202 +63.0%
December 25, 2021 321 +209 +186.7%

Charts

Member of

More Clubhouse users