DHALINYARADA SH SOMALIYAD on Clubhouse

DHALINYARADA SH SOMALIYAD Clubhouse
41 Members
Updated: Feb 21, 2024

Description

WAXAAN JECLAHAY DHALINYARO MIDEYSAN OO SOMALIYAD OO MIDA INAAN MAR UUN ARKAAN RABAA! IDINKUNA ILAMID MATAHAAY MUDANE?🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
CAY IYO CADAAB : Waxaan laga oggalayn in Qof somaliyed lagu caayo meshaan Waxaa kale oo ka mabnuuca qabiil somaliyed in lagu caayo Waxaa kale oo ka mabnuuca in Culumada somaliyed lagu aflagadeeyo.
DUMARKA SOMALIYED : Dumarka somaliyed Waxaay inaga mudanyihiin xushmo qadariin iyo amaan Waxaa raggu uu iskugu dulqaadan kariin in mid uu caayo midka kale oo maqlaya gabadh somaliyed sidaa darteed Gabdhaha hala xushmeeyo
WIXII DADKA IYO DALKA DAN U AH: Waxaan kagga hadlaynaa wixii dadka somaliyed iyo dalka Dan u ah oo qofna danqayniin Midna dulmayniin Diintena macaan Darbi u ah Dadkeena baahan sidii loo daryeeli lahaa lakeen sidii loo daryeelilahaa💯

Rules

CAY IYO CADAAB

Waxaan laga oggalayn in Qof somaliyed lagu caayo meshaan Waxaa kale oo ka mabnuuca qabiil somaliyed in lagu caayo Waxaa kale oo ka mabnuuca in Culumada somaliyed lagu aflagadeeyo.

DUMARKA SOMALIYED

Dumarka somaliyed Waxaay inaga mudanyihiin xushmo qadariin iyo amaan Waxaa raggu uu iskugu dulqaadan kariin in mid uu caayo midka kale oo maqlaya gabadh somaliyed sidaa darteed Gabdhaha hala xushmeeyo

WIXII DADKA IYO DALKA DAN U AH

Waxaan kagga hadlaynaa wixii dadka somaliyed iyo dalka Dan u ah oo qofna danqayniin Midna dulmayniin Diintena macaan Darbi u ah Dadkeena baahan sidii loo daryeeli lahaa lakeen sidii loo daryeelilahaa💯

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
February 21, 2024 41 +1 +2.5%
January 07, 2024 40 0 0.0%
November 24, 2023 40 0 0.0%
October 21, 2023 40 +1 +2.6%
September 21, 2023 39 +2 +5.5%
August 23, 2023 37 0 0.0%
July 21, 2023 37 0 0.0%
June 26, 2023 37 +1 +2.8%
March 23, 2023 36 -1 -2.8%
March 07, 2023 37 0 0.0%
November 14, 2022 37 +1 +2.8%
October 12, 2022 36 +1 +2.9%
September 14, 2022 35 +1 +3.0%
August 23, 2022 34 +1 +3.1%
April 19, 2022 33 +1 +3.2%
March 29, 2022 32 +1 +3.3%
February 18, 2022 31 +14 +82.4%

Charts

Some Club Members

More Clubs