Welcome everyone on Clubhouse

Welcome everyone  Clubhouse
54 Members
Updated: Feb 21, 2024

Description

Asalamau Calaylum waraxmatullahi wabarakatuhu

Groupkan waxaan ugu tala galay inaynu ku wadaagno wax walba oo nafaheena iyo bulshadeenaba anfacaya oo ay ka kaw tahay is xasuusinta nolosha Aakhiro iyo ta aduunyaba.

waxa kaloo aynu ku wadaagi doona sidii aynu ku dhisi lahayn nolosheena iyo nafaheena iyo caqligeenaba sidoo kale aynu u humarin lahayn nolosheena mid aduunyo iyo mid aakhiraba inagoo markaas isku dhiirigelinayna wax akhriska iyo cibaadada Alle.

Halkan waxaynu ku wadaagi doona walaalayaal Qur,an, Axaadiis, Buugaag, Muxaadirooyin,xikmado iyo wax walba oo kaalin ka gaysanaya Horumarinta nafaheena iyo nolosheenaba.

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
February 21, 2024 54 0 0.0%
January 07, 2024 54 0 0.0%
November 24, 2023 54 0 0.0%
October 21, 2023 54 0 0.0%
September 21, 2023 54 0 0.0%
August 23, 2023 54 0 0.0%
July 21, 2023 54 0 0.0%
June 26, 2023 54 -1 -1.9%
March 23, 2023 55 0 0.0%
March 07, 2023 55 0 0.0%
August 21, 2021 55 -18 -24.7%

Charts

Some Club Members

More Clubs