Somali youth generatio on Clubhouse

Somali youth generatio Clubhouse
143 Members
Updated: Mar 11, 2024

Description

Ku soo dhowow 𝐬𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐲𝐨𝐮𝐭𝐡 𝐆𝐞𝐧𝐞𝐫𝐭𝐢𝐨𝐧 Waxaan abuureynaa bulsho sare uqaada sharafta iyo Qiimaha bulshada Soomaaliyeed. Laga soo bilaabo SIYAASI ILA SHACAB taxanaha 'Wadahadalka' ee aan la YEELANO SIYAASIYIINTA IYO CURIYASHA GANSIGA IYO QOFWALBO 'waxaan higsaneynaa inaan soo bandhigo aragti feker xeel dheer & wada hadal hadal dhaqameed ku saabsan bulshada dhalinyarada Soomaaliyeed
rule 1 read it carefully : Waxaan nahay dhalinyaro maskax furan ah oo leh aragti caalami ah oo loo dhan yahay. Cunsuriyada, gardarada, nacaybka iyo nooc kasta oo rabshado ah halkan boos kuma lahan.
#2: 2.Waxaan nahay dad edeb leh, saaxiibtinimo Mudan, iyo xiiso leh. Waxaan dhageysana Dadka kale iyo kuwa naga Argtida Duwan si hufan oo ixtiraam leh.
#3: 3. Qolalka guud ahaan waxaa loo qorsheeyay 60 daqiiqo oo kooban. Carqalad kasta, dabeecad xumo iyo khalkhal gelin oo ula kac ah waxay keeneysaa in laga saaro qolka oo laga yaabo in laga noqdo xubinni

Rules

rule 1 read it carefully

Waxaan nahay dhalinyaro maskax furan ah oo leh aragti caalami ah oo loo dhan yahay. Cunsuriyada, gardarada, nacaybka iyo nooc kasta oo rabshado ah halkan boos kuma lahan.

#2

2.Waxaan nahay dad edeb leh, saaxiibtinimo Mudan, iyo xiiso leh. Waxaan dhageysana Dadka kale iyo kuwa naga Argtida Duwan si hufan oo ixtiraam leh.

#3

3. Qolalka guud ahaan waxaa loo qorsheeyay 60 daqiiqo oo kooban. Carqalad kasta, dabeecad xumo iyo khalkhal gelin oo ula kac ah waxay keeneysaa in laga saaro qolka oo laga yaabo in laga noqdo xubinni

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 11, 2024 143 +8 +6.0%
January 21, 2024 135 +4 +3.1%
December 07, 2023 131 +4 +3.2%
October 31, 2023 127 +2 +1.6%
September 30, 2023 125 +1 +0.9%
September 01, 2023 124 0 0.0%
August 04, 2023 124 0 0.0%
July 03, 2023 124 0 0.0%
April 07, 2023 124 +1 +0.9%
March 13, 2023 123 0 0.0%
January 26, 2023 123 +1 +0.9%
January 15, 2023 122 +1 +0.9%
January 11, 2023 121 -1 -0.9%
December 23, 2022 122 -1 -0.9%
November 29, 2022 123 -1 -0.9%
November 10, 2022 124 +1 +0.9%
October 15, 2022 123 +1 +0.9%
September 10, 2022 122 +1 +0.9%
August 19, 2022 121 +2 +1.7%
August 12, 2022 119 +1 +0.9%
June 15, 2022 118 +1 +0.9%
April 15, 2022 117 +1 +0.9%
April 08, 2022 116 +1 +0.9%
March 25, 2022 115 +1 +0.9%
March 09, 2022 114 -1 -0.9%
November 17, 2021 115 +29 +33.8%
August 25, 2021 86 +11 +14.7%
August 18, 2021 75 -25 -25.0%

Charts

Some Club Members

More Clubs