ᔕᗩᗷᗩᗯᗩᑎᗩᗩG on Clubhouse

ᔕᗩᗷᗩᗯᗩᑎᗩᗩG Clubhouse
254 Members
Updated: Mar 23, 2024

Description

𝔻𝕒𝕕𝕟𝕚𝕞𝕠 𝔾𝕠𝕓𝕠𝕟𝕚𝕞𝕠 𝕊𝕠𝕞𝕒𝕝𝕚𝕟𝕚𝕞𝕠 𝕂𝕦𝕦 𝕊𝕠𝕕𝕙𝕒𝕨𝕠𝕠𝕨 🤝☕️🌝 Soomaalida
badh baan wada degnaa wada dakeynaaye
Inta
aan dusha hawd jirniyo aaga daratoole
Degmadaa
galbeed iyo afmeer xodayo duudkiisa
Doolo
iyo intuu haro danood geelayagu daaqo
Bali
xasan ayuu noogu da’ay
dhibici
dayreede
Dacalda
nugaal iyo bankiyo hoosta daraweyne
Dalwanaaga
sool iyo kurtiyo daranta meesheeda
Daalo
iyo sanaag iyo halkuu dahabku ceegaago
Daris
baanu nahay reer absame dooga karameede


Anaa
dayr cadkoodi hantiyay
duhur
dharaareede
Anigaa
dalkooda dhaxliyo dalawadoodiiye
Iyaguna
habley igu dareen didibsigoodiiye
Gaydh
iyo colaad baan ka dilay dalalna sii guurye

Garaad
faarax doorkii ku xigay darayadii gaadhay
Cuqaal
iyo nin door maan u dayn duub aqoon yahane
Ina
camey markii aan durqumay dood kameey Caline
Sii
aragna waataan ku daray kama an daaheene
Jaamac
cali markii aan dubtay dan u hadaafeene
Haybena
anaa seefta daray mayse diir nixine
Anaa
qoodha taag kugu
deldelay
dilay sulaadiintii


Warsangaliga
cudadaan dul dhigay daaye hadalkiiye
Sidaan
damalo xagaro ugu galay diifti waa waliye
Durduraan
ku jiidhay hadeey damac laahyeene
Dahabkoodi
waakaa hadeey digigixaayaane 🐎👑

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 23, 2024 254 +1 +0.4%
February 02, 2024 253 0 0.0%
December 19, 2023 253 +3 +1.2%
November 08, 2023 250 +2 +0.9%
October 08, 2023 248 0 0.0%
September 09, 2023 248 0 0.0%
August 11, 2023 248 +2 +0.9%
July 09, 2023 246 0 0.0%
June 17, 2023 246 -7 -2.8%
March 16, 2023 253 -1 -0.4%
January 31, 2023 254 +1 +0.4%
January 08, 2023 253 +2 +0.8%
December 28, 2022 251 +1 +0.4%
December 24, 2022 250 -1 -0.4%
October 10, 2022 251 +1 +0.4%
September 30, 2022 250 -1 -0.4%
September 18, 2022 251 -1 -0.4%
August 14, 2022 252 -2 -0.8%
July 25, 2022 254 +1 +0.4%
July 12, 2022 253 -1 -0.4%
July 06, 2022 254 +1 +0.4%
May 21, 2022 253 -1 -0.4%
May 14, 2022 254 +1 +0.4%
May 07, 2022 253 +2 +0.8%
April 30, 2022 251 +2 +0.9%
April 16, 2022 249 -1 -0.4%
March 18, 2022 250 +5 +2.1%
March 11, 2022 245 -11 -4.3%
November 23, 2021 256 +5 +2.0%
November 18, 2021 251 +157 +167.1%

Charts

Some Club Members

More Clubs