"Marqaan Weyne iyo toomahaan muunad ku lahaaye." — Jaamac Dhible AHN
"Waa burunti nimankii Marqaan booska ku lahaaye."
— Samatar Baxnaan AHN.
"Marqaan kama sokeeyeen haddaan moosku caabbiyine." Aadancarab AHN.
"Caligeri sarreef iyo Marqaan ha uga soocmeene." — Cumar Cigaal AHN.
"Marqaan Weyne reer laguma furo milic kaliileede."
— Maxamed Aadan Caws (Yawle) AHN
"Inkastoo dhabbaha reer Marqaan dhirindhirkii laastay." — Khaliif Shiikh Maxamuud AHN.
"Docmo iyo Marqaanoow war baan idin dareensiine." — Aadanmahad Af Dhurbo AHN.
"Dhilaaliyo Marqaan iyo intaan toomo dhinac joogey..." — Cabdi casayr AHN.
"... Dadkuba waa ogaa inuu Marqaan qaar ka iibsadaye." — Warsame Ismaaciil Mire AHN.
"Adoo subax Marqaan iigu yimid saana la arkeeye."
"Meeshii la maraba macnaa ka kordhee
Marqaanna illeen midhaa yaal!"
— Faysal C Mushteeg AHN.
"Marsin iyo agtiisiyo
Annagoo Marqaan naal."
— Maxamed C Huryo AHN.
''Marqaan Weyne iyo Tuur-wareen madashi Buuhoodle."
— Najib Barkhadle.
"Lagu mood marqaan wayne iyo Midhihii Toomoode"
_Saciid Darwiish
Day | Members | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
June 16, 2024 | 162 | +3 | +1.9% |
March 15, 2024 | 159 | +1 | +0.7% |
January 25, 2024 | 158 | +3 | +2.0% |
December 11, 2023 | 155 | +1 | +0.7% |
November 03, 2023 | 154 | +1 | +0.7% |
October 03, 2023 | 153 | +1 | +0.7% |
September 04, 2023 | 152 | 0 | 0.0% |
August 06, 2023 | 152 | +1 | +0.7% |