Shabelo Shar on Clubhouse

Updated: Jun 23, 2024
Shabelo Shar Clubhouse
265 Followers
105 Following
@shabelo1 Username

Bio

Xulashada markay joogto
Iyo guur xarragadiisa
Xididnimo Darwish baleh🦁





sᴇʀɢɪᴏ💕🤴🏾
ʜᴏʀᴜғᴀᴅʜɪ💕🤴🏾
ʀᴇᴇʙᴀᴀʏᴇ💕🤴🏾
ɪsᴋᴀ ʏɪᴍɪ💕🤴🏾
ᴋɪʙʀᴀᴀɴɪ ᴘᴏʏ💕🤴🏾
ʜᴀɴᴀᴅ ᴅᴀʀᴡɪɪsʜ💕🤴🏾
ᴅɪʀɪʀ💕🤴🏾
ᴅᴀʀᴡɪɪsʜ ᴋɪʙʀᴀʏ💕🤴🏾
sᴛᴜᴀɴɪ💕🤴🏾
ɪɴᴀ ᴄᴜʟᴜᴊᴏᴏɢ💕🤴🏾
ʜᴀɢᴏᴏɢᴀɴᴇ💕🤴🏾
ɢᴀʀᴀᴀᴅ ʜᴀᴍsᴇ💕🤴🏾
ᴀғ ᴅᴀʟᴏᴏʟ💕🤴🏾
ǫᴀʙᴏᴏᴊɪʏᴇ💕🤴🏾
ʟɪʙᴀᴀx ʜᴀᴡᴅ💕🤴
ʜᴀᴍsᴇ ᴅᴇᴋ💕🤴🏾

𝘒𝘶𝘸𝘪𝘪 𝘪𝘭𝘢 𝘥𝘩𝘢𝘴𝘩𝘢𝘺💕🦁🩸💉🖇




NAAG RAG IYO RABI LEH🤷😜



Rer Hawd amiirul ardii🦁🦁🦁






xᴀʀᴀɢᴏ❤️👸🏽
ᴋᴀғᴏɢᴏᴏᴡ❤️👸🏽
ғᴇᴇғᴏ❤️👸🏽
ᴅʜᴜᴋᴜʀᴏ❤️👸🏽
ʙᴏǫᴏʀᴀᴅᴀ ᴅᴏᴏʟᴏ❤️👸🏽
Hazel👸❤️

𝘏𝘢𝘣𝘭𝘢𝘩𝘢𝘺𝘨𝘪𝘪💕👸🏽💉🌡🖇❤️





Ali dhuux ismaàciil mire iyo aadan carab yuusuf
Aarmigii khaliif iyo cismaan odayadii reerka
Arboow samatar Aarkii fadhiyey ooga iyo ciidba
Axmed dirir badhiidh iyo Ragii Adari gaadhsiiyey

Amaan duulihii Cumar Cigaal Erayadu reebay
Afkuleeble qoorwaa inbadan loo Agmari waaye
In suuslihii doobyi jiray goorta la is dooxo
Aw jaamac seed iyo Ragii lagu ilhaameeyey

Saban aaden weeyaan ninkii noo iftaax furaye
Nuur aaden iyo waa Galoos amara wayntiiye
Ilaahay janada oogu deeq idil ahaantoodba
Waa awliyadii guriga hawd loo Arsaailaye


Axmed garaad hadii Aanunahay iyo nimanka ood"yaala
Ilays baan dhulbahantaha unahay idil Ahaantiiye
Isku dhererintaydii kulume uunka Badankiiye

Asaraarka Anigaa kibroo laaya aadmiga.e
Reer Aano iga haysan kara uunka laga waaye
Afantari wax gaagaamtiroo Aarsadaan ahaye

Adoon iyo minkiisii hadaa la is inkirayaaye
Daraawiishta nimankii alkumay Ee ayl ka talinaayey
Ee koofil googooyaye leebka ku Asqèeyey🦁❤️

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
June 23, 2024 265 +5 +2.0%

Member of

More Clubhouse users