Somali club 🇸🇴 on Clubhouse

Somali club 🇸🇴 Clubhouse
265 Members
Updated: Mar 18, 2024

Description

Aqoon kororsi
No qabil: Qolkan maahan meel qabil loogu sheekesto mise qabyaalad.
No discrimination: Qofna laguma xad gudbi karo fakarkiisa mise waxa uu aaminsanyahay sida diin, qabil, meesha uu ka soo jeedo, jinsiyadiisa iyo shaqadiisa.
No buuq mise isqabqabsi shaqsiyadeed.: Qof walba xor ayuu u yahay waxa uu u soo bandhigo bulshada. Ka fiirso hadaladaada. Qof walba xor ayuu u yahay in uu hadlo hadii lagu siiyo chance. Nidhaamka ilaali

Some Club Members

More Clubs