HARGEISA GNGS CLUP ❦ on Clubhouse

HARGEISA GNGS CLUP ❦ Clubhouse
3.3k Members
Updated: Mar 24, 2024

Description

♛ 🅢🅗🅐🅡🅒🅘🅨🅐🅓🅐 🅘🅨🅞 🅠🅐🅦🅐🅝🅘🅘🅝🅣🅐 🅣🅔🅐🅜 🅗🅐🅡🅖🅔🅘🅢🅐 🅖🅐🅝🅖🅐🅢 🅒🅛🅤🅟
1:- Qofkii Laga heli waayo Ixtiraam madax wayne iyo shacabkaba Ee inaga soo qaada Dad aan waxba ahayn Qofkaasi ✅ᴋᴏᴏxᴅᴀ ᴤᴀᴀᴤᴜ ғᴀᴤᴀx ᴋᴀɢᴀʏᴇʏ ✦

2:- Labadii qof ee isku dhex qabsada ama isku dhex caaya Qolka hargeisa gangsa OO kala aamusi waaya ? Inta xidigta hayasa ee game ka wada waxay fasax u leeyihiin inay ramovena Laba qof ee is aflagadeeyey ama is laayey ✅

3:-Qolka marka game lagu ciyaraayo Qofka marka game ka daadihinaya xaq wuxuu u leeyey qofkii kubuuqa ama ka aamusi waaya inuu laba mar u digo haduu amusi waayana halka hoose iska dhig cidna ma soo qaadikarto ama cidi soo qaad ma odhan karto ✅

4:- Kooxda marka aad dad keenayso ama aad ku soo darayso ilaa aad dhiiga ka qaado Ma soo gudbinkartaan !Markaad dhiiga kaqadan ha kula dag dagin logada ama qadiyada inad hore uga dirto, Ee waa inaad Labada madax wayne soo mariso kii Labadaba jooga mid uun ✅

5:- 𝙌𝙊𝘿𝙊𝘽𝙆𝘼𝘼𝙎 𝘼𝘼𝘿 𝘼𝙔𝘼𝘼𝙉 𝙐 𝙏𝙄𝙓 𝙂𝘼𝙇𝙄𝙉𝘼𝙔𝙉𝘼𝘼 ✅Marka Qolka game lagu ciyarayo Ama marka ay kooxdu dagaal ku jirto ❗️Qofka Qololkaa kale ama meelaha kale iska bashalayaa Een wax wara naga hayn Qofkaasi kooxda mid uma soo wado Ee kooxda waa ka dibada 🎭

6:- 𝘼𝘾𝘾𝙊𝙐𝙉𝙏 ❗️Qof Account kaga uma dhiibi karti SABABTOO Ah Xog kooxda kamida ku jirta ama fah fahino ay kooxdu leeday ku jirta iyo siro badan ay koxdu kula wadaagtay ku jirta ❗️Ma qofka accoun kiisa qof kale aan kooxda kamid ahayn lagu arko Cirkaa lagu dubanayaa accoun kas ✅ Sidii Loo cunaayeyna anaga naqaana .

7:-Qof inan ku dhex caayey ama ku af lagadeeye qolkeena dhexdiisa ma haduu ahaado teamka mise qof kale ❓ haduu teamka ahaado arinkaa labada madax wayne ayuu uyaala lkn hoos uun ayaad u dhigysaa ✅qofka kalana waad ku dhex badilaysaa si ay dadka kale tusaale u noqoto qofka inan inagu dhex caaya sida loo gali doono ✅

8:- Qof anaa Teamka aheen waxaa ka mabnucaa in xidigta qolka ka qabato

9:- waxaa mabnucaa Qolkaa Teamka oo furan
In lagugu arko barxaad ama qol kale



☠︎ ǫᴏlkan ᴅᴜᴍᴀʀ ʟᴜɢᴜᴍᴀ ᴄᴀʏɴᴋᴀʀᴏ +ʀᴇᴍᴏᴠᴇ
☠︎︎ᴍɪᴄ ʟᴜɢᴜᴍᴀ ǫᴀᴅᴀɴ ᴋᴀʀᴏ
☠︎︎ ʜᴀ ɪsᴋᴜ ᴅᴀʏɪɴ ɪɴᴀᴅ ᴄᴀʏᴅɪɪᴅ ǫᴏғᴋᴀ ᴅᴀᴅɪʜɪɴᴀʏᴀ +ʀᴇᴍᴏᴠᴇ

Last 30 Records

Day Members Gain % Gain
March 24, 2024 3,356 +5 +0.2%
February 03, 2024 3,351 +3 +0.1%
December 20, 2023 3,348 +6 +0.2%
November 09, 2023 3,342 +4 +0.2%
October 09, 2023 3,338 +2 +0.1%
September 10, 2023 3,336 -3 -0.1%
August 12, 2023 3,339 0 0.0%
July 10, 2023 3,339 0 0.0%
June 17, 2023 3,339 -27 -0.9%
March 17, 2023 3,366 -34 -1.0%
December 28, 2022 3,400 -100 -2.9%
September 12, 2022 3,500 -100 -2.8%
August 01, 2022 3,600 -100 -2.8%
July 19, 2022 3,700 +100 +2.8%
July 06, 2022 3,600 -100 -2.8%
June 29, 2022 3,700 +100 +2.8%
May 27, 2022 3,600 +100 +2.9%
May 14, 2022 3,500 +100 +3.0%
April 30, 2022 3,400 +100 +3.1%
April 16, 2022 3,300 +200 +6.5%
April 10, 2022 3,100 +100 +3.4%
April 03, 2022 3,000 +200 +7.2%
March 27, 2022 2,800 +300 +12.0%
March 19, 2022 2,500 +100 +4.2%
March 11, 2022 2,400 +2,104 +710.9%
November 24, 2021 296 -3 -1.1%
November 23, 2021 299 +8 +2.8%
November 22, 2021 291 +55 +23.4%
November 15, 2021 236 +91 +62.8%
November 09, 2021 145 +37 +34.3%

Charts

Some Club Members

More Clubs