F̲r̶a̶n̶K̲ 2̶0̶ on Clubhouse

Updated: Mar 22, 2024
F̲r̶a̶n̶K̲ 2̶0̶ Clubhouse
1.7k Followers
1.1k Following
@zudaysi555 Username

Bio

Fv:555

Afka Gaabso waligaa Gob inaad U
qalantiyo Ruux Guna inaad Tahy
midna Yaan laga garan 💯

Erey anu ka gayin
Haku wayin
Ruux goba

Gacmahaba qofaan kuugu jirin laabta lama geeyo,
Qofan guulba moodayn wadnaha looma wada gooyo
Baahidu halkay kaa gashaba looma raro geedi
Fadhi galab qofaan kaaga kicin looma jiro geela!!"

Qof ku Diidan Daba Orod
Nafsadiisa Doon'doon
Doqoniimo weeyee
Danba ruuxa kaa qabin
Abidkaa Ha day'dayin.

╱◢▔◤◢╱╲╱╲◣◥▔◣╲
◢▔◤◢🅞◣╲╱◢🅞◣◥▔◣
■╚◉✪☞ J͟I͟G͟J͟I͟G͟A͟🇬🇶☜✪◂◉╝
◥▁◣◥🅞◤╱╲◥🅞◤◢▁◤
╲◥▁◣◥╲╱╲╱◤◢▁◤╱

🫡🤐🥷Amusnantu wa dilaga ugu wayn
Trust Allah
Kaligi socod
Madaneeyo dumarka badan🥶🦋🥷

Amusnow inta laga codsanayo ina hadashid wayo taas waxay ka wanagsan thy inaad iska hadashid lagana codsado ina iska amusto 🫡🤐

━━━━ ﷽ ━━━━┓
🖤 𝗡𝗘𝗕𝗜 𝗠𝗢𝗛𝗔𝗠𝗘𝗗🕋
┗━━━━ ﷽ ━━━━┛
𝗦𝗖𝗪
Markey dunidu casiday
Ballamihi cuddona
Inaan kali caweyan
U arkaa cisi iyo sharaf

Sadka waxa la siista in la sooro ruux mudan sxb waxa gala kii sirtada qarin kara💯✊

qalpiga raja Dhowraya Qofkii dhipey buu taba Mid dhowrayuu naca si dhaba ruuxi u jecel wuxu ka dhex radiya qof kle dhaqan Kalu laha 🥺🥺🥺
Sharaftaa Hagoognoow
Huwanoow dadnimadaa
Heybaddii Ninnimaduna
Kaa Noqon Hunguri Jiri
Hana Siisan Ruux Goba
Shilimaad La Hoorsado…

Xasuusaha qaare darenka qabyobey
Ada dhayey qonta niyada kun qof didey
Qudhadana doontay aya qalad yelan
Hadii qadir yeelana qumaney aragaga
Ayaa qorshe ii ah 🥹

Miyaan uqalma xubiga?🥹

Nin raged waqtigu gabay
Muxu doqon nasiib lihi
Ugu fanay nolol wacan 😐

Hadaa caashaqu ludiyo
Lafta iyo dhuuxay galin
Miyaan kaa lulan lahaa
Miyaan gabar kugu labayn
Nafteyda leedaheey
Tagtay anigu man dirin
Tabaye anigu manicin
Halkay igaga tiliyo
Kaman tirin bogeygi 🦋🥺😩😭

Rag wa shaah ☕
Dumarna sheeko 🤼‍♀️

Xulashada raga

➻sadex ha cadaato

◦ ha midab cadaato
◦ha indho cadaato
◦ha ilko cadaato

➻sadex ha madobato

◦ ha af madoobaato
◦ha timo madoobaato
◦inka (isha)ha madoobato

➻sadex haweynaato

◦ha simo weynaato
◦ha cududo weynato
◦ha kub weynaato

➻sadex ha udheeraarato

◦ha san dheeraato
◦ha timo dheeraato
◦ha itaal dheeraato

➻sadex ha uyaraato

◦ha cod yaraato
◦ha cir yaraato
◦ha cag yaraato

➻Sadex ha lahaato

◦diin ha lahaato
◦dabeecad ha lahato
◦dadnimo ha lahato

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 22, 2024 1,731 +1,610 +1,330.6%
June 22, 2022 121 +3 +2.6%
May 16, 2022 118 +8 +7.3%
April 08, 2022 110 -3 -2.7%
January 02, 2022 113 +1 +0.9%
October 17, 2021 112 +2 +1.9%
September 11, 2021 110 -1 -1.0%

Charts

Member of

More Clubhouse users