Xasan adan on Clubhouse

Updated: Mar 23, 2024
Xasan adan Clubhouse
2.3k Followers
1.6k Following
@xasanadan Username

Bio

qalanjadi hawenkee
Qurux loo dhameyay
Haduu dumar qab leeyahay
Ama qaayo iyo sharaf
adiga qiyaas li
Qaadir kuu dhameyo


Ana waad iqaadee
qoortada dheer iyo
Xubnahaga kala qoran
Dhexda qabashadediyo
Suniyaha sidii qalin
Inadhaga lugu qoray

Kooraha Qorshahaan diyaarshiyo
Qabanqaabadan waday
Aan qeexo maantee
Qarsanmaayo caashaqa
Qiirada igubeeree
Qoys aan yagleennee
Qalbigaaga iigogol

Qayrkeed karooneey
Qumantaan jeclaadaay
qaalidii hablaha kacay
Qaradeena oo idil
Adigan qirayaa nafta
Inaad uqalantee

Qorax soobaxqysiyo
Sida qaasoroobaad
Daruur laguqotomiyaad
Dhigaa qaayodheertoo
Quruxdii aduumkay
Ana kuuqashuucee
Alow haynakalaqarin

Erayada
Abdinur sh salad

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 23, 2024 2,381 +14 +0.6%
March 06, 2024 2,367 +17 +0.8%
February 13, 2024 2,350 +10 +0.5%
January 26, 2024 2,340 +18 +0.8%
January 09, 2024 2,322 +18 +0.8%
December 24, 2023 2,304 +17 +0.8%
December 09, 2023 2,287 +31 +1.4%
November 24, 2023 2,256 +21 +1.0%
November 12, 2023 2,235 +7 +0.4%
November 02, 2023 2,228 +10 +0.5%

Charts

Member of

More Clubhouse users