Xafso Dheeman on Clubhouse

Updated: Jun 30, 2024
Xafso Dheeman Clubhouse
1.2k Followers
1.1k Following
@xafsodheman Username

Bio

Inta Qalanjo Dumar
Qurux Loo Dhameeyee
Qoran Ilaa Tin iyo Cidhib
Midaan kugu Qiyaaso
xabsyโ™ฅ๏ธ๐Ÿ™ Adiga Kula Mida
Mabay Dhalan Qarnigan
Indhahaygu May Qaban
Sidaad ii Qadarisaa.
Ana Kuu Khashucoo
Qurux inaan ku Waayo
Qadar iga Maqnaataa
Way Qoomamiyo Ciil
Inan Qaayo Wacanoo
Qoys Wacan Ka Dhalatoo
Qalbi Wacan Ayaa Tehe
Qortaadan Dheeriyo
Qaarkaagan Kala Shuban
Lagu Jaray Qiyaasta
๐๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ Aniga i deeqde
Qalbigaagan Igu Hay
Sidaad ii Qadarisaa
Ana Kuu Khashucoo
Qurux inaan ku Waayo
Qadar iga Maqnaataa
Way Qoomamiyo Ciil ๐Ÿ™โ™ฅ๏ธโ™ฅ๏ธxabsoโ™ฅ๏ธโ™ฅ๏ธraga iga hormari oo isii hiil hiilban karabaahe nikad uhiilisaa raga ugu horeeyey๐Ÿ’ฏ๐Ÿ’Ÿ๐Ÿ’‹ ayyyy tnkiz bbe umac my king moha ๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’Œ๐Ÿ’Œ๐Ÿ’•๐Ÿ’•๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿงก๐Ÿ’›๐Ÿ’› gabdha xawaadle from hiiran

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
May 28, 2024 1,276 +2 +0.2%
April 25, 2024 1,274 +2 +0.2%
March 16, 2024 1,272 +2 +0.2%
January 20, 2024 1,270 +3 +0.3%
January 03, 2024 1,267 +4 +0.4%
December 18, 2023 1,263 +2 +0.2%
December 03, 2023 1,261 +1 +0.1%
November 08, 2023 1,260 +2 +0.2%
October 30, 2023 1,258 -1 -0.1%
October 21, 2023 1,259 +1 +0.1%

Charts

More Clubhouse users