🧑🎓⚽️🌴🍅
Waxan ku jeclahay sida shimbuuruhu U
Jecelyihin iney duulan 🎆🏍🚀🏫🎊📍
Waxan ku jeclahay sida mawjaduhu 🍊
U jecelyihiin Bada 👩❤️💋👩💐
Waxan ku jeclahay sida shinidu U 🌚💦
Jeceshahay malabka 💉🩸💌💗💵📞⛱
Waxan doonaya Inaan kula joogo 📍🕌
Laba wakhti 🧗🏻♀️ wakhtiga murugada iyo
Wakhtiga Farxada 🫂👲🏻👵🥥🌮🍕🍟🍡
Maxa yeelay farxad ka,aan murugada 😈
Qiimo Malahan sido kale 🤧⛱🖥⏱📡
Murugo La,aan farxada laguma 🔏🔲🔕
Raaxeysan Karo Bbe 🔥🥭⛱❤️📝📚🎎
Waad ogtahay inanan daawan 🎊🎁💕
Aflaamta romantic ga ah 💙🎎🫒🧀🍔
Sababtoo ah...inaga Ayaa samayney
Qisada jacayl Ee ugu wanaaksan Abid
Taas oo Aysan jirin cid kusoo dhowaan
Karta Xataa 🥒🍟🏈🤼🏵🛴🗺🌇🧲🦠
Uma baahni in sawir Aad leedahay Aan
Ku dhejisto qolkayga 🎗🏩maadaama
Taswiirtaada Ay ka buuxaan qalbigayga
Way adagtahay inaad hesho qof ku
Jaclanaya inta noloshiisa ka dhiman 🥊🥤
Waxan Aad Ugu Faraxsanahay in adiga
Aad tahay nolosheyda wayo waxan
Ogahay inaad weligaa Joojin doonin
Inaad ijeclaatoo aniga ☂️🕺🏻🎆❤️❤️💔
Jacaylka Lama cabiri karo Balse waa la
Dareemaa oo kaliyaata 🤎🤎🤎🤎💔
Nolosheyda waxad ku xaradhtay midabo
Aad u qurux -badan 🔓🧮🧸📲🌇🌆
majiro waxan doonayo Aduunkan 🌍🌍
Aan ka aheyn adiga jaceylkaga ❤️💘💔
Xataa hadii xidiguhu ku guul -dareystaan
Iney ifaan dayaxuna Uu diido inuu
Iftiimiyo aduunka 🌙💫☀️💥🌍🌞🌹
Markasta aniga Ayaa garabkaga Taagan
Oo ku farxad gelinaaya adiga 👩❤️💋👩👓🌹💋
Lagasoo bilaabo intii Aad kusoo Biirtey
Nolosheyda waxa jirey cutub-nololeedyo
Aan soo qaatay adiga Horta balse majirin
Hal-Cutub oo kaa danbeeyey adiga nolosheyda Adiga ayay kugu dhamaataa
Dhihida wan ku jeclahay maalin-kasta
Maaha mid kugu filan waayo waxad
Tahay ta nafta ila leh
La,aan taana nolol Suurto -gal maaha👩🦰
Weli wann jeclaadaa dibna waan kaa
Jeclaadaa maalinkastana waan ku
Jeclaadaa wan ku jeclahay🫁👩❤️👩🌷🗣🗣
No more talk. 🙌 by Amada yare🌎🇸🇴🇺🇬🇸🇸🇰🇪
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
June 09, 2024 | 2,085 | -2 | -0.1% |
May 07, 2024 | 2,087 | +4 | +0.2% |
March 23, 2024 | 2,083 | +1 | +0.1% |
March 05, 2024 | 2,082 | +5 | +0.3% |
February 13, 2024 | 2,077 | +2 | +0.1% |
January 26, 2024 | 2,075 | +2 | +0.1% |
January 09, 2024 | 2,073 | +4 | +0.2% |
December 24, 2023 | 2,069 | +1 | +0.1% |
December 09, 2023 | 2,068 | +4 | +0.2% |
November 24, 2023 | 2,064 | +5 | +0.3% |