~Baron~ on Clubhouse

Updated: Jul 14, 2023
~Baron~ Clubhouse
354 Followers
843 Following
@world31 Username

Bio

QARAN TEAM❀️

Markii aan daawaday musasalo badan oo carab ah oo boqortooyooyinkii islaamka ka hadlaya ka dib waxaan jeclaystay inaa boqortooyo ii gaar ah khayaalka ku samaysto, markii aan ku guulaystay oo ay si wacan isugu kay hagaagtay boqoradna noqday saaxiibada iigu dhowna mid walba jagada ku haboon geeyey, ayuun buu khayaalkii farahayga ka baxay waana maamuli waayey xanuun ayaana igu dhacay xanuunkaas oo waagaas aanan dawadiisa welli la helin aniga oo sii dhiman raba baa intaan meeshii kasoo baxsaday noloshayda caadiga ah kusoo noqday anigoo raba inaa shakhsiyad dhakhtar ah soo male-awaasho, muddo badan ka dib waxaan is iri meeshii ka war doon mise shaqsiyadaan isku suntayna way dhimatay asxaabtaydii aan ku kalsoonaana waxay isu tumayaan durbaanadii dagaalka ayaga oo mid walba damaciisu yahay xukunka boqortooyada.

Markaas baan ogaaday in basharku aad khatar u yihiin haddii ay waaqac tahay iyo haddi ay khayaal tahayba, loooolyyyπŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚πŸ˜‚

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
July 14, 2023 354 +120 +51.3%
December 09, 2021 234 -20 -7.9%
October 31, 2021 254 -3 -1.2%

Member of

More Clubhouse users