Holac Demiye on Clubhouse

Updated: Mar 27, 2024
Holac Demiye Clubhouse
2.6k Followers
2.1k Following
@wiilkavilladda Username

Bio

●▬▬▬▬▬๑⇩⇩๑▬▬▬▬▬●

Nin weyn oo aashiisa socda.

“Ninkii canqowga kaa guba, xagashaa laga gubaa” Lol.

“Caabudwaaq ma anigaa ka dhigay Cadanta loo dhoofo”

Inaad saama jiidiyo sanqar tirasho kala daa!

Sii haye aan cidna ku simayn.

Jaalle Siyaad Barre
"Xukun jilicsan iyo G** jilicsan midna khayr maleh"

Bukaanka marka aynu booqanayno, wax aynu hore ka sii qaadnaa bac cunto ah, ama mid cabbitaanno, cambihii quraaradaha, caagado biyood iyo wax la mid ah. Horta yaa inna yiri "bukaanku wuu gaajoonayaa, ama caafimaad ahaan waxan aynu sidno wuu cuni karayaaba?!" Maxaa se-- waa ta ugu daran ee, aynu dushiisa ugaga sheekeysannaa dad xanuunkiisoo kale haleelay, oo u dhintay, ama dirqi ku baxsaday?🥲🥲

Snapchat: luuqa iga soo wayddii!

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 27, 2024 2,603 +3 +0.2%
March 10, 2024 2,600 +2 +0.1%
January 30, 2024 2,598 +1 +0.1%
January 13, 2024 2,597 +3 +0.2%
December 28, 2023 2,594 -2 -0.1%
December 13, 2023 2,596 +4 +0.2%
November 14, 2023 2,592 -8 -0.4%
February 06, 2022 2,600 0 0.0%
January 29, 2022 2,600 0 0.0%
January 22, 2022 2,600 +100 +4.0%

Charts

Member of

More Clubhouse users