. . on Clubhouse

Updated: Aug 24, 2023
. . Clubhouse
755 Followers
361 Following
@warshiiq05 Username

Bio

🇬🇧🇸🇴
maryooley Kalamaan

Dimoqoraadiyadu ma aha kaniini hal mar la liqo, kedibna lagu bogsado; waa habsocod dheer iyo hayaan facyaal badan qaata. Dad qabiil madax maray oo aan dastuur kala haga iyo dowlad shaqeysa lehayn ayaa kaaga sheekeynaya "sarreynta sharciga, daahfurnaan, iyo isla xisaabtan." Ilmo xalaal ah oo la dhalo, aroos suuban ayaa ka horreeya.
By Mohamed Addani

The definition of insanity is doing the same thing over and over again and expecting a different result.
Albert Einstein.

Bulsho markeey beesho qarankeeda baylah beey noqdaan barwaaqada dhulkoodeey ka baahdaan jahligaa ku batoo ways boqno jaraan
M Yahye


Caaqil waxaa ah ruuxa beddeli kara ra'yigiisa iyo rabitaankiisa marka la tuso daliil ka dhan ah waxa uu la dhacsan yahay. Taa lidkeeda, dabbaalku ( marka daliilka la tuso kedib) wuxuu ku sii fogaadaa beenta iyo naxliga asagoo mooda in uu rag iska dhiciyay.
M Addani

Soomaali hadaan nahey been baan ka jecel nahey runta , colaad aan ka jecel nahey nabada , qabiil baan Ka jecel nahey qaran, dulmi aan ka jecel nahey xaq, waxaana nahey dad islaam ah cajiib!
"You stop explaining yourself when you realize people only understand from their level of perception.

Member of

More Clubhouse users