Maax Dugsiiye Wadhowr on Clubhouse

Updated: Nov 7, 2023
Maax Dugsiiye Wadhowr Clubhouse
273 Followers
333 Following
@wadhowr_magan Username

Bio

Ka carar
Abo
Nin weyn💪🩸

Dhashii Amiir Nour

20 Jir Ka Adag
🌍

Naag iyo shaadhba Midkii cadba Qataa
Hilib iyo naagba midkii Baruura La Qata


#Naftii-hure.
Raggii cadow gooda yaqaanay waxay dhihi jireen sidan;

"Waxan ahay naftiihure
Neecaw qaboow iyo
Nimco iyo barwaaqiyo
Nabad lagu nagaadiyo
Noloshaba illoobeee."

"Waxan ahay naftiihure
Ma nastoo habeen qudha
Nafis uma casheeyee
Naakhuudayaashiyo
Nacabkaan ilaashaa
Haddii nabad la waayana (bal halkaa u fiirso)
Dhankastaba ha noqotee
Nacas igama libin helo"

"Nidar baan horey u galay
Niyadeydu waa meel
Haddii aanan soo noqon
Calankayga nuurow
Allahayoow ku nabad geli."

Cabdi Kaamil Cawaale (Naftiihure).
Allow kuu naxariiso.

Yaa u sheega in maanta raggii ay la daagalmeen walaaleheen yihiin.

Member of

More Clubhouse users