๐ธ๐ด Gobti Mudug
Qofka xoolihiisa u foofiya kaymaha habar
dugaag hoyga u ah, ee ilaashan waaya iyaga ayaa ka dammaanad qaada ilaaladiisa.
โ Sharafta iyo karaamadu dhib laโaan kuma waaraan illaa dhiig lagu sadqeeyo.
โ Dadka xiqdiga iyo calool xumada badan u noqon sida geedka timirta ah ee marka dhagax lagu tuuro rocob timir ah soo daadiya.
โ Geesinimadu waa qofka oo cabsidiisa xakameeya, ee maโaha cabsida oo qofka ka guurta.
โ Maalin aad sida libaaxa u noolaato ayaa ka wanaag badan boqol sano oo aad sida gorayada u noolaato.
โ Geesinimadu xoog maโaha, waayo kaneecaduba waxa ay ka dhiijisa sanka libaaxa.
โ Yeydu waxa ay ku xad gudubtaa qofka aan Ey lahayn.
โ Geesinimadu waa qiimaha keliya ee lagu iibsan karo nabadda.
โ Tijaabada ugu weyn ee lagu qiyaasi karo geesinimadu waa qofka oo la eego sida uu ugu adkaysto guuldarrada iyo jabka, lana hubiyo in aanay ku ridin niyad jab iyo mooral xumo.
Invited by: โ Eฬดlฬด cฬดhฬดeฬดnฬดtฬดeฬด โ
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
November 19, 2023 | 922 | -31 | -3.3% |
October 04, 2022 | 953 | -10 | -1.1% |
August 12, 2022 | 963 | -9 | -1.0% |
July 06, 2022 | 972 | -1 | -0.2% |
May 30, 2022 | 973 | -27 | -2.7% |
April 21, 2022 | 1,000 | +7 | +0.8% |
March 13, 2022 | 993 | -7 | -0.8% |
September 22, 2021 | 1,000 | -26 | -2.6% |
August 23, 2021 | 1,026 | -6 | -0.6% |
June 25, 2021 | 1,032 | +1 | +0.1% |