اللهم إجعل خير عُمري آخره، وخير عملي خواتمه، وخير أيامي يوم ألقاك.🌺
My Faculty of Computer Sciences & Information Technology
Alxamdullh waxaa ilahay isoo gaba gabeeyay heerka koowaad jamacada
شكرا يا الله
يا رب دبرلي أمري ووكلت أمري أنت خير وكيل وأخترلي ماتراه خيرا لي يارب العالمين❤️
ثـلاث أدعية لاتنساها: • اللهم إني اسألك حسن الخاتمة • اللهم ارزقني توبةً نصوحاً قبل الموت
• اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك
°
« وَمَنْ يَتَوَكَّلْ عَلَى اللَّهِ فَهُوَ حَسْبُهُ »
فَـ بِالله صَــبْرٌ، وَبِالله يُسرٌ، وَبِالله عَـوْنٌ 💭♡
الحمدالله علي نعمة اسلام ❤️
الدُنيــا جمِيــلةٌ ولكــِنْ الجنةَ أجــمّل،
الدُنيــا سَعادةٌ لحظِيــہّ ولكِنْ الجنــّہُ سعادَتُہـا أبــديہٌ،..
يــارب لاتحــرِمُني جــنّتك....
انا وكـــل مــن قــال آمــين♥
My dream is janah 🙏
❤️✌️🧡
❤️❤️
Goortii Xumaan Lagu Sameeyo; Dadka Daciifka Ah Way Aargoostaan, Dadka Xoogan Way Cafiyaan, Dadka Caqliga Badan Way Hilmaamaan👍❤️
✨ Ku Qanacsanow Waxa Aad Heysato, Hana Ka Fakirin Waxa Aadan Heysan. Waxa Aad Heysato Waxa Ay Ka Timi Nimcada Alle, Waxa Aadan Heysan Oo Kaa Maqan Waxa Ay Ku Timi Xikmada Alle🥀🌺
🌺
Waxaa jira shan kelmadood muhiim ah nolosha. Caqiido, Jaceyl, Daacadnimo, Aaminaad iyo Xushmad. Haddii ay noloshaada ka maqan yihiin ku dhaqanka Kelmadahan wax badan baa kaa dhiman🥀
🌺💝
Dadka kuwa ugu qurxoon ma aha kuwa Quruxda u yaqaan dhar qaali ah oo la xirto, xaragada iyo Labiska oo la badiyo! Dadka kuwa ugu qurxoon waa kuwa Qalbigooda saliimka yahay, waa kuwa Iimaanka leh, waa kuwa dadka aan caayin oo ceebtooda raadin. Waa kuwa aan Ciil iyo Caro ku seexan ee Cafiya cid kasta, wax kasta oo lagu sameeyana iska hilmaama, Waa kuwa dadka kula dhaqma akhlaaq wanaagsan, korkoodana ay ka muuqato nadaafad iyo waji furnaan🥀🌺
🌺
Goortii qof uu ku jecel yahay, ma aha had iyo jeer in ay afka ka sheegaan, waxaad mar kasta ka garan kartaa habka ay kuula dhaqmaan🥀
💝 Dadka sida dhabta ah isu jecel si sahlan kuma kala haraan. Haddii ay jirto Boqol sababood ay ku kala tagi karaan waxay helaan Hal sabab ay ku wada joogi karaan🌹💝