JC RR on Clubhouse

Updated: Sep 7, 2023
JC RR Clubhouse
590 Followers
763 Following
@sikaawe.rr Username

Bio

🔴🔴🔴🔴🔴🔴🔴🔴🔴
⚪️⚪️⚪️⚪️⚫️⚪️⚪️⚪️⚪️
🟢🟢🟢🟢🟢🟢🟢🟢🟢

QALBIGU ADIGUU KU DOORTAY (❤️)

Gab naftaan ku ahay baan marnabaa la iga goyn karinee

qofkuu dookhu galay baan sinabaa uga gayon karinee

kama goosto ruux malin qudha caashaq ii galaye

💣💣💣💣💣💣💣💣💣💣💣💣💣
💣💣💣💣💣

Gumaystaha Wayne Geeska Africa Dhiig Yacabka Dhagartu Saaran Tahay Habar Jeclo) Reeraage) From Gobolkii Raga) Togdheer

🔫💪🔫💪🔫💪🔫💪🔫💪🔫💪🔫

Shirka Ka Maqnaadiyo Hadii Lay Sharaxo Gaaf

Sharbaa Lay Abuuray Oo Ragbaa Shabaga Hoos Yaal

Shirbo Iyo Ciyaar Iiga Fudud Shaacir Loolamay

Nin Sharaarad Kulul Baan Ahoo Neceb Shisheeyaha

In Kastoo Askari Lay Shabaho Shookiguna Muuqdo

Ma Shakiye Shiil Naara Baan Shidi Sidaydii

Intaanan Shiishka Meeshaan Ku Wado Shallow ku Soo Siin

Bal Hadaba Aynu Sheekaysanee Saw Libaax Sharuba Leh Ma ihi

By Faarax Laanjeer



Abwaan Gaax Nuug Mahamed Cabsiye

Mushahaaro laba wiig haduu toban Malyuun qaato

Nin madoobi gaalada cad waysaga masaakiine

Maraagaa u adag geed haduu maaci leeyahay

Geelana mudkiyo kuruska iyo maydhaqaw shilise

Magaadiyo galbeed nimanka dega miidha
Habar yoonis

Ma murmaane Caynanshe waa madaxtidiisii

Ana mahad allee habar jeclaan igu manaaqayne

Manka nuux midhaha Yeesifiyo muuse iyo aadan

Markay qolaba magac sheegataad maqasho ReeRaage

Markay murugto nimankaan nafluhu
maagin baan ahay

Maalka iyo faraha dirirta
iyo midhiyo liishaanka

Marka aan maqnahay baa Rag kale loo mashxaradaaye

Haduu wiil martabad leeyahoo ila masoobaayo

Mar hayeedho caawaba goluhu waa maqdarad wayne

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
September 07, 2023 590 +206 +53.7%
December 22, 2021 384 +201 +109.9%

Member of

More Clubhouse users