Sharmarke on Clubhouse

Updated: Sep 4, 2023
Sharmarke Clubhouse
353 Followers
197 Following
@shakkiib Username

Bio

~♥️🌧️💚~

“To educate a person in the mind but not in morals is to educate menace to society” Roosevelt

~♥️🌧️💚~

"Maskaxdaadu yay noqon,
Maqal lagula leeyahay,
Yaan toban muftaax iyo,
Lagu furan masaabiir!"
Ibrahim Gadhle AUN

~♥️🌧️💚~

"Iskadaa qabiloo,
Qarankeena oo dhan,
Qol yarbaan u haystaa!"
Gaariye AUN

~♥️🌧️💚~

"Diric keli ahaantii,
daleel guusha kama helo,
Dadkaa geesi lagu yahay!"
Dun-Carbeed AUN

~♥️🌧️💚~

"Markaan daawashada guud
Dayaxiyo cadceeddiyo
Dildillaanka fadadkiyo
Onkodkiyo dayaankiyo
Danab laba dhacaayiyo
Dardaraa hillaaciyo
Arko hogol darroortaa
Runtu igu duxdaayoon
Derejada Ilaahay
Dib u soo xusuustaa!"
M.I.W Hadraawi ( Abu Hadra) (أمير الشعراء)

Member of

More Clubhouse users