i love mom ❤️💕💓💓💯
ifka hibo ku nolow
aaqirona halkii roon
run ahantii cidna ma aragto
murugo iyo xanuun
ilaa uu qof si xad dhaaf ah wax
u jeclaado maahane🥰😍🤪
Waxa ugu quruxda badan ee la helo nolosha ayaa ah Jaceyl, haduusan jirinna noloshu macno malahan. Mararka qaar noloshaada waxaa ku soo biiri doono qof kaa jeclaan doono wax walbaaa, farxadaaduna ay tahay farxadiisu. Ilmadaaduna ay dhibeyso, haduu qofkaasi noloshaadu ku jiro ilaasho, noloshaadu waa qaali.💓💕🥰😍😘💯
Guurku waa nasiib, furiinkuse waa go,aan, murugtu waa nasiib, farxaduse waa go,aan, in noloshaada qof ku jiraaa waa nasiib, inaad ilaashataaa ama ka tagtaana waa go,aan, dhamaanteen nasiib ma lihin laakin waxaan leenahay go,aan.
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
June 10, 2024 | 629 | +6 | +1.0% |
July 11, 2023 | 623 | +251 | +67.5% |
October 29, 2021 | 372 | +6 | +1.7% |