🕋﷽🕋
لا إلهَ إلا أنتَ سُبْحَانَكَ إِنِّي كُنْتُ مِنَ الظّالِمِيْنَ
🥀SEDAX SEDAX AYAA LOOLA🌷
🌷DERISAA🌷
❤️DOQONIMO DEEQ LOOLA❤️
❤️DERISAA❤️
❤️FULEY DHAAR AYAA LOOLA❤️
❤️DERISAA❤️
❤️FOOLXUMO XARAGO AYAA❤️
❤️LOOLA DERISAA❤️
🌹SEDAX SEDAXEY KU BARAN🌹
🌻BAAHIDU DUCEY KU BARTA🌻
💐BENTUNA FAAN BEY 💐
🌷KU BARTAA🌷
🥀BARIYADUNA FADHI BEY 🥀
💐KU BARTA💐
🌹QOF AAN JOOGIDAADA🌹
🌹QIIMEYNEYNIN 🌹
🌷MAQNAASHIHIISO🌷
🌷HAKA FIKIRIN 🌷
🦅DADKA KAA AMUSAN🦅
🕊WAQTI BADAN HA KU DHUMIN🕊
🦅OGOW WAXAA JIRA DHEGA 🦅
🕊RAADIYA SI FIICAN U DHUXA🕊
❤️🌹ORAHDAADA🌹🌹
🧍INAAD KELI ISTAAGTAA🧍
🧎♂️TAA MICNAHEEDU MA AHAN🧎♂️
🚶INAAAD KELI TAHAY 🚶
💪MICNAHEEDU WAXEY TAHAY 💪
💪IN KUGU FILAN AWOOD 💪
💪BADANTAHAY💪
🌕QORAXDU AAD BEY KELI 🌕
🌕UTAHAY BALSE WELI WAY 🌕
💡 IFEYSAAA💡
🌹HADII HANTIILE LAGU NOQONAYO🌹
🌹SHAQO BADAN OO LAQABTO 🌹
🌹DAMEERKA AYAA SARIIR DAHAB 🌹
🦓🛌SEEXAN LAHAA🛌🦓
🌹FARXADU LAMA IIBSADO🌹
👍FIICNAANTU WAA LOO DHASHAA👍
🏅WAX WALBOO DHALAALA🏅
🏆DAHAB MA AHAN🏆
🗿DHAGAXA ASOO DHAGAX AH 🗿
💎HADANA DIMONDKA WAA💎
💎 WAA LAGA DHAX HELAA 💎
❤️AMAAAN CADOW LOOMA ❤️
👎RIYAAQO👎
💐AMAANTA RAGA WAY UGU DARTA💐
💐DUMARKUNA XEERIDEY KA SARTA💐
🗣ARIN XUMO ABAAR KA DARAN🗣
🌊BADA BEER LAGAMA BEERTO.🌾
🔐WAXAAD XIRI KARTAA MAGALADA🔐
🔓MA XIRI KARTID DADKA AFKOODA🔓
🚶TUUG WAA BOQOR INTA AAN 🚶
🧎♂️LA QABAN🧎♂️
🐍MASUKU MAQARKISU WUU BEDELI🐍
🐍KARAA LKN DABEECADISU 🐍
🐍MA BEDELI KARO 🐍
🦁LIBAAXU MARKUU WAYNAADO🦁
🦁WAX UU NOQDAA WAX AY KU🦁
🦊 CIYAARAN DABACOOYINKA 🦊
🙈QOFKA QALADKA LEH AYAA 🙈
🙈KA SHAKIYA QOFKA KALE 🙈
🌿WAAD INAAD ILAALISAA🌿
🍀AFKAAGA MEEL WALBO🍀
🦅AAD JOOGTO🦅
❤️🌹💐🌺🌷🌻🌷🌼🥀🌻🪷🥀🌷🥀🌷🌼🌷💮snp 👉Mohaajeceelow12 👈 🇿🇦
Invited by: Mo-g Jigjiga
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
June 22, 2024 | 3,089 | +13 | +0.5% |
May 20, 2024 | 3,076 | +19 | +0.7% |
April 17, 2024 | 3,057 | +33 | +1.1% |
March 12, 2024 | 3,024 | -12 | -0.4% |
February 19, 2024 | 3,036 | +8 | +0.3% |
February 02, 2024 | 3,028 | +17 | +0.6% |
January 16, 2024 | 3,011 | +11 | +0.4% |
December 30, 2023 | 3,000 | +11 | +0.4% |
December 15, 2023 | 2,989 | +24 | +0.9% |
November 30, 2023 | 2,965 | +6 | +0.3% |