H.E.Amb. Abbas on Clubhouse

Updated: Aug 4, 2023
H.E.Amb. Abbas Clubhouse
142 Followers
73 Following
@repabbas Username

Bio

Somaliland need integrity and justice not a picture 📷

" Yaanu dhaanka kuu rarin"

Wuu yidhi madluun gabay

Ninka dheesha tumayee
Dhaqashada u haystee
Dharagiyo dhabcaalkaba
dhandhamada ka raadshee
dhoociluhu u tumayaan.

Yaanu dhaanka kuu rarin
dhaldhalaalka dunidiyo
dhalanteedka hadalkiyo
dhab ka fogida sheekadu
yaanu dhuuni kuu noqon
Dheel yaanay kaa noqon
dhaar yaanay kuu galin.

Ana waan dhutinayaa
adna waad dhisanaysaa
dhaqan baad ileedahay
dhimashana u loogtaa
ninka dhaanka kaa rara
dheeligu u dheeryahay!

Ma dhibsado dharaarahan
dhiilada habaaridkiyo
Inta dhaawacaysee
dhaashanaysa dhoobada
Dhinbilaha ku shidayiyo
iyo dhoodi naareed!

Member of

More Clubhouse users