Queen Nawal on Clubhouse

Updated: Aug 13, 2023
Queen Nawal Clubhouse
348 Followers
391 Following
@queennawal Username

Bio

فان مع العسر يسرا culeys kasta waxaa kadambeeya fudeed 💯 1aaddane eed mawayo 2 abaal nin galy wala arky nin godase lama arak 3 abeesadii lix jir kugu qaniinta lixdan jir kugu dishaa 4 abkay dooli dilow dad nool maas udahaa 5 aduunyo waa hooska labadiisa galin 6 geel laba jir soowada mar 7 dagal nin aan aqoon baa ku orda 8 sir nageed lakama sal karo 9 wa xaad dhuuso modeyso xaar kugu noqoy 10 qofkle intadan waxtarin naftada wax uqabo 11 indho jecel isma eegan 12 hadal wa margoo kle 13 qof aanan dhididin madhergo 14 gar iyo geeri loo siman 15 rag haween aya kala hor mariya 16 nin geed gali jiry geed looma galo 17 talo xumo tog baas bay karida 18 nin iswalaba wabiya hela 19 baahi badan baryo badan iy bugan badan wa laysku nacaa 20 gari illahed bay taqan 21 barasho horteed ha inicin 22 wari maysidee wax haka haro 23 waano abuur buur baa kahoresay 🥰sodhawada asxabey 💯

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
August 13, 2023 348 -43 -11.0%
October 01, 2022 391 -14 -3.5%
August 10, 2022 405 -10 -2.5%
July 04, 2022 415 -7 -1.7%
May 28, 2022 422 +64 +17.9%
April 20, 2022 358 +3 +0.9%
March 12, 2022 355 +118 +49.8%
January 14, 2022 237 +94 +65.8%
December 07, 2021 143 +67 +88.2%

Charts

Member of

More Clubhouse users