I LOVE YOU MOM ❤️👩👦
♥️S♥️
🧕.Waatigaan igab show
🧕.Gadaal iiguraayoow
🧕.Inaad gabidhaclaysaa
🧕.Geesiyad mel ku cishaa
🧕.Taasi waa gadaa dee
🧕.Nacas iyo mid liitaa
🧕.Maxaad libin usiisaa.?
🔐Naruuradii an helow❣️
🔐Nasriga alle igu sadow❣️
🔐Naxliga iga dhowrayow❣️
🔐Nudaha beer.iyo wadnow❣️
🔐Nolosha kii inuuriyow❣️
🔐Nadam usameyayow❣️
🔐Nusqaan iga dhowrayow❣️
🔐Naxdinta abid iga jirow❣️
🔐Nasiino isiyayow❣️
🔐Nashadka ideeqatow❣️
🔐Naflaha kii ugu sitow❣️
🔐Nasteex rabi iqorow❣️
🔐Nacayb iga dhowrayow❣️
🔐Naftayda midkii hantow❣️
🔐Nagashaha ila sugow❣️
🔐Nuurkii ani ibaxow❣️
🔐Nabdiga adiga dageeh❣️
🔐Nasteex cashaqa unoqo❣️
Waa silsilad adunyadu🌍
Laguwada sirmayee🤔
Maxa siriqda ku dhigay👹
3...waa rajadayda intadan dunidan macsalamayn hadi alle I idmo
1..inan walidkagga xajka geeyo
2..inan masakiin badan caawiyo
3..inan noqdo hooyo fican oo ubad ay wanag ku barbarisay dunida baaqi kusii ahadan dabaday insha allah🤲🤲
aniga👸
Dhaqtarkaygiyow🫀👨⚕️
Dharaartaan
adi ku daawan
Dhaayaha kaligod ilmeya😥
qofkii fahmi kara dhibkagaka
dhigo dhatarkii naftada👨⚕️❤️
3 wan nimcahay
1 beenta
2 ceebta
3 guldarada
3 wan jeclahay
1 cafimadka
2 Jacaylka
3 nabada
Adunyada gadoon weye🤔
umas iyo abaar weye🤔
Aaquru saman weye 🤔
ibtiliyo amuur weye 🤔
umadoo badalan weye🤔
ayahoo ka lumay weye🤔
Waqtigu waa malmo qurah⏰️
dunida waa merisyeh👈
macbudkagana adeec👈
naftadana xumo ka mayr 👈
Ado cafimad qaba aqligagu tam yahay
hanoqonin qof caasiyah
Alla hayow wax.idaran
waxii dabino iwada hay dulkenin abidkay
dibadas nakala mari
Adunkan halabe herarkisu badan yahay
yan higsada is lenahay waase how.la,anteen
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
November 30, 2023 | 2,060 | +44 | +2.2% |
November 16, 2023 | 2,016 | +8 | +0.4% |
November 06, 2023 | 2,008 | +6 | +0.3% |
October 28, 2023 | 2,002 | +7 | +0.4% |
October 19, 2023 | 1,995 | +7 | +0.4% |
October 10, 2023 | 1,988 | +7 | +0.4% |
October 02, 2023 | 1,981 | +5 | +0.3% |
September 25, 2023 | 1,976 | +1 | +0.1% |
September 17, 2023 | 1,975 | +4 | +0.3% |
September 10, 2023 | 1,971 | +5 | +0.3% |