1̶J̶U̶L̶Y̶🩵 on Clubhouse

Updated: Mar 26, 2024
1̶J̶U̶L̶Y̶🩵 Clubhouse
1.2k Followers
931 Following
@qalbiga143 Username

Bio

Cafis iyo musaamax inta wax iga tabaneyso ha i cafiyaan
Akhyaarey😭😭😭😭😭


haddii ay shinidu ogaan laheyd macaanka labadaada dibnood malabka wey kaso tegi laheyd oo dibnahaaga ayey ku noolan lahayd🥰🥺🔗💔



haddi ay iwaydiyaan murugtayda halka ay aaday waxan ugu jawaabi doona iney qarisay dhoolacadeyntaada🖤🥺👤🔗💔hppi



maxa ka qurux badan inaad hesho qof hadafkisu yahay inuu ka ilaaliyo murugada🥺🔗🔐💔




mar kasto an arko fariintada arko murugo kasto i haysa waxey isku bedeshaa farxad❤️👩‍❤️‍💋‍👩🥺🌷


waxa tahay sababta ey hooyo mar walpa i waydiiso maxa telephone ka ula dhoolacadeyneysa🥺👤 waayo mar walpa oo an arko fariintada waa dhoolacadeyaa🥺👤👩‍❤️‍💋‍👩👤





qof kasta wuxu muujiya jaceyl iyo daryeel badan bilawga xariirka balse xaqiiqdi qofna ma ilaaliyo dhamaadka xariirka🥺💔🌹🖐️



murugado wey i dhibeysa markan so xasuusto ereyo an ku dhihi jiray qof an u qalmin💔

haddii aad wax jeclaato diyaar u noqo oohin,raaligelin iyo dulqaad badan💔🥀❤️🥺



markan dhinto kadib ha imaanin qabrigayga adigo ubaxyo sida,waayo ma rabo waxaad nolosha igu siin wayday inad dhimashada igu siiso🍁🥺🔗👤💔🌹


qofka uu xariirku idinka dhaxeyo hadad agtiisa cidlo ku dareento mxa sameyn lahyd🥺💔🌷🖤




waxey igu dheheen dooro qalpi wanaagsan ee ha dooran weji qurxoon
balse adigu labadiiba waad leedahy🥺💔🔗👤



🤍💚💙🦁Jah naag sacad siciid unbaa kibri karta🦁💙💚🤍allx naag sacad ahy🩸
🦁💙💚🤍

Hadanoloshisa wiiqdy wale waxunba samesay 🎧🐒💔😭

𝐆𝐀𝐁𝐀𝐑 𝐒𝐀𝐂𝐀𝐃 🚩🐐🦁🐯🔥🔥

LOST ROUHY ayeeyo❤️🩸🫀


In aad iga farxiso waxaan ka jeclahay inaa adi faraxsanaato
Sababtoo ah farxadeydu waa marka adi faraxdid boqorkey





🤴𝔻𝕙𝕒𝕤𝕙𝕚𝕚 𝔸𝕓𝕕𝕒𝕝𝕝𝕒 𝕚𝕠 𝔸𝕨𝕒𝕣𝕖𝕖𝕣𝕖🩸


indhaheygu deymadaa marna kaama daalaan❤️🩹🔐😘

sᴀᴄᴀᴅ sᴀᴄɪɪᴅɴɪᴍᴏ❤️♥️♥️❤️❤️

inanyahow darada adan ku ildarane🥺♥️🌹



marna kama daalan my husband love you so much 💋
❤ 💖 💗

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
January 29, 2024 1,234 +3 +0.3%
January 12, 2024 1,231 +1 +0.1%
December 27, 2023 1,230 +3 +0.3%
December 12, 2023 1,227 +1 +0.1%
November 27, 2023 1,226 -2 -0.2%
October 26, 2023 1,228 +327 +36.3%

Charts

More Clubhouse users