😭 رحم الله أختي😰
Snapchat: Ranii_k19📍🇨🇦
I don’t know how to start a conversation. By the way, I don’t care if you’re black, white, short, rich, or poor. If you respect me, I’ll respect you. And I’m hard worker foxing my gaols I’m not looking relationship but I’m looking a good friend who we can handouts when we have time and share the things difficult in life. it can be Ladys and Gentlemens.🥰
Gabar Single ah🧕🏻
Ku noool 📍Toronto 🇨🇦🌃
Ar’dayaaad Mohawk College!🏫
Seddex wax wa aan jeclhy ?
Ammaanta😊
Ducada🤲 iyo
Haddiyadda 🎁
Seddex wax wa aan necbahay ?
Xaqiraadda😔
Eedda 😞 iyo
Xaasidnimada ☹️
Seddex waa ii astaan ?
Jacayl’ka❤️
Kalsoonida😍 iyo
Degganaanta🙂
Seddex waan ka cabsadaa?
Biyaha💦
Mugdiga🌌 iyo
Ragga👨
Seddex waan ku il doogsadaa?
Ubaxa🌹
Ubadka🤱iyo
Xeebta🏄🏻♀️
Seddex waan amminsanahay?
Runta👌
Rafiiqa🤝 iyo
Reerka👨👩👧👦
Seddex waan saluugaa ?
Sirta dumarka👂
Siriqda ragga🧐 iyo
Soomaali dhaqankeed🐍
Seddex waan ka helaa ?
Suuganta🤗
Saaxiibbada👫 iyo
Sooryada 🎈
Seddex waan u dhiman?
Diinta☪️
Dadka🌎 iyo
Dalka🇸🇴
Seddex waan u dulqaadan?
Daruufaha👎
Doqonka🥴 iyo
Doonistayda👀
Seddex waa sirta nolasheydaa?
Eex la’aan 😡
Afgaabni🤐 iyo
ixtiraam🙏
Seddex waa aan saadaalsadaa?
Gogol nabdoon📿
Guri barwaqo🏠 iyo
Geesi ii dhaxa🤴
Seddex ma sugo soo laabashadooda?
Abaal aan galay💪
Amaah iga maqan 🧰 iyo
Arin iga horreeyay🧭
Seddex kuma degdego?
Kullanka ragga 💃🚶♂️
Dalxiiska kadiska ah 🏞 iyo
Kun iyo kow sheekadood 🗣
Seddex waa kaalintayda?
Adeeg dhagar la’aan ah ⚖️
Adaab aqoontu raacday 🧠 iyo
Astur amarka Eebbe ah 🧕
Seddexna Maa oo’goley cause waxan ogahay xanuun’goda?
Xaaska labaad ✌️
Seddexaad🤟 iyo
Afarraad ✌️✌️
Born 1999 in Ethiopia🇪🇹
2000 muqdisho🇸🇴
2001 muqdisho🇸🇴
2002 muqdisho🇸🇴
2003 muqdisho🇸🇴
2004 kenya 🇰🇪& Kampla🇺🇬
2005 kampla🇺🇬
2006 kampla🇺🇬
2007 kampla🇺🇬
2008 kampla🇺🇬
2009 kampla🇺🇬
2010 kampla 🇺🇬
2011 kampla 🇺🇬
2012 Kampla 🇺🇬
2013 kampla 🇺🇬
2014 kampla🇺🇬
2015 kampla 🇺🇬
2016 kampla🇺🇬
2017 kampla🇺🇬
2018 kampla🇺🇬
2019 kampla 🇺🇬& Canada🇨🇦
2020 Canada🇨🇦
2021 Canada🇨🇦
2022 Canada🇨🇦
2023 Canada🇨🇦
2024 On the way kampla 🇺🇬 kenya 🇰🇪 Somalia 🇸🇴 Ethiopia🇪🇹 turkey 🇹🇷 insha allah❤️!)
In future! Boys:
Mohammed/Maaziim/Munasar/Muscab/Muxsiin/Muxiidiin/Mustaf/Muhanad/Mahdi/Mahad/Mohamud/Mire!
In future! Girl’s:
Micraaj/Minaaj/Meymun/Mushtaq/Muweyda/Miski/Mandeeq/Mirhan/Maryan/Muna/Muniish/Mulki🥰
I hope 🤞 insha allah🤲🥰
Invited by: m
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
June 19, 2024 | 1,099 | +2 | +0.2% |
May 17, 2024 | 1,097 | +3 | +0.3% |
March 28, 2024 | 1,094 | +4 | +0.4% |
March 11, 2024 | 1,090 | +1 | +0.1% |
February 18, 2024 | 1,089 | +3 | +0.3% |
January 31, 2024 | 1,086 | +2 | +0.2% |
January 14, 2024 | 1,084 | +5 | +0.5% |
December 29, 2023 | 1,079 | +3 | +0.3% |
December 13, 2023 | 1,076 | +4 | +0.4% |
November 29, 2023 | 1,072 | +2 | +0.2% |