Abwaan KHATUMAWI.
Gu darooray gaadmo reebiyo ceelka oo buuxa
Guud maranka dhulkoo gahadhku dheeraaday
Anagoo gahaydh iyo fadhina gumaca heegaale.
Tilmaam jilicsantii xabuusho saani ugu toosnay.
Tuftii horeba boqor Madax-buur taybalka u saarnay.
Ogaadeenkii tabaalaysnaa suxulo ka taagtaagnay.
Madaxbuuro talaxleeya iyo durbaan badhyaha majeerteen taabsiinay. Tastuurku suu ahaa sacab ku tiitaynay.
Goortay cabaar noo ruxeen tagis u qoondaynay.
Iyo tii Dhabayaceen lahaan jiray markaan tumasho soo qaado.
if the data has not been changed, no new rows will appear.
| Day | Followers | Gain | % Gain |
|---|---|---|---|
| September 21, 2023 | 123 | -1 | -0.9% |
| January 27, 2023 | 124 | +1 | +0.9% |
| September 29, 2022 | 123 | -2 | -1.6% |
| August 08, 2022 | 125 | -2 | -1.6% |
| July 02, 2022 | 127 | -1 | -0.8% |
| May 26, 2022 | 128 | -4 | -3.1% |
| April 18, 2022 | 132 | -3 | -2.3% |
| March 10, 2022 | 135 | +1 | +0.8% |
| January 12, 2022 | 134 | +1 | +0.8% |
| December 06, 2021 | 133 | -4 | -3.0% |