QABYAALAD DiiD on Clubhouse

Updated: Mar 19, 2024
QABYAALAD DiiD Clubhouse
2.8k Followers
1.1k Following
@noqabyaalad Username

Bio

Snapchat @kingkani
FB: Abdikani Haaji October soo wada dhawaada dhamaan.

Saaxiibkaa ruma’iyo
Ruuxa nafta kula sida
Kugu Nicin sidaad tahay
Ha isku seegina qabiil!!
——————————-
Say the wrong words, you be hangman👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀👀

Daruur soo hilaacdiyo
Xareed lagu dawoobaay
Doogiyo dhul-rayslaay
Qorax nuur ku deeqdaay

Mida diin ku dhaqantee
Da'deed aan ka doortaay
Dadnimaad u dhalatoo
Dun xariira baad tahey !

Labo dareen mideeyoo
Isku daacadaan nahey
Axdigeenna duuggaa
Dastuurkiisu waa samir

Waxaa duruga keenay
Dabar adag inoo dhigay
Wakhti weeye deeqaay
Iyo duruufta waayaha

Haddii xisaab lay diray
Danbi guudka lay sudhay
Daris waxaanu nahey wali
Xusuustaada duuggaa
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️


🌹Inaad qaali igu tahay 🌹
🌹igu qiimo weyn tahay 🌹
🌹Inaad qaayiyo sharaf🌹
🌹Kuu qaboo ku jeclahay🌹

🌹 Waxa aad ku qanacdaa🌹
🌹Saan u quusan waayee🌹
🌹Weli kuugu qalanahay🌹

🌹Intaan qoomamiyo ciil🌹
🌹Qalbigaaga aan dilay🌹
🌹Qudhayday Ka jarantoo🌹
🌹Dhibanaha qarsoonee🌹
🌹Ishu qabanin baan ahay🌹

🌹Qalad dhacay xalkiisaan🌹
🌹Qumanayeey wadaaye🌹
🌹Ha igu qubin jacaylkee🌹
🌹igu qaado maantoo 🌹
🌹Qaaliyeey raali naqo🌹



💔Jacayl yahow tamatiyay💔
💔Nafta toogtay waa hore💔
💔Guusha tiirin wayday💔💔
💔Ana kaama tamar gabo💔
🔜🔜🔜🔜🔜🔜🔜🔜🔜

❤️Dareen kali waayaay❤️
❤️I kool koolshaay❤️
❤️Markaan kali ahay❤️
❤️Wehelka I kabaay ❤️
🔜🔜🔜🔜🔜🔜🔜🔜🔜

❤️ileyn jacayl dhib waayeen ❤️
❤️mar haduu ku weeraro ❤️
❤️kaana diido waaniyo ❤️
❤️duco iyo wax sheegaba❤️
❤️Wuxuu doono mooyee❤️

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 19, 2024 2,884 +7 +0.3%
March 02, 2024 2,877 +3 +0.2%
February 09, 2024 2,874 +7 +0.3%
January 23, 2024 2,867 -1 -0.1%
January 06, 2024 2,868 +1 +0.1%
December 21, 2023 2,867 +1 +0.1%
December 06, 2023 2,866 +3 +0.2%
November 21, 2023 2,863 +3 +0.2%
November 10, 2023 2,860 +2 +0.1%
October 22, 2023 2,858 -1 -0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users